Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Faahfaahin: Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacyo kula Kulmay Madaxweynaha Maamulka Galmudug (Cod+sawiro).

$
0
0

Gaalkacyo (PP) Madaxwaynaha Dawlada Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Aqalkiisa magaalada gaalkacyo ku qaabilay madaxwaynaha maamulka galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid waxaa labada Mas’uul ka wdahalay Arimo badan oo labada maamul ka dhex jira sida Sugid Amnaanka Gaalkacyo.

 

5
Madaxwayanaha Dawlada Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa uga mahad celiyey madaxwaynaha maamulka galmudug booqashada uu ugu yimid isagoo sheegay in isna uu mar ku booqandoona Koonfurta Gaalkacyo oo uu maamulka Galmudug ka taliyo.

 

1
Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid Madaxwaynaha maamulka galmudug ayaa dhankiisa ku amaanay madaxwaynaha dawlada puntland sida wanaagsan ee u qaabilay wuxuu sheegay in Arimaha ay kawahadleen Ay isku afgateen Sidoo kale Dhowaan la samayndoono Gudi ka shaqeeya xalinta waxyaabaha la isku afgaran layahay oo uu madaxweynaha faahfaahin Arimhaas wax ay yihim.

3
Puntland Iyo Galmudug ayaa siwajir ah umaamula Magaalada Gaalkacyo waxaa jir isku dhacyo labada dhinac dhexmara mararka qaar taasi oo samayn ku reebta Magaalada Gaalkacyo iyo shacabka labada dhinac ku kala nool.

2

Halkan ka dhagayso CodadkaMadaxweynaha Dowlada Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) Iyo Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid 

 

Madaxweynaha Puntland Iyo Madaxweynaha Maamulka Galmudug

________

Xafiiska Wararka Gaalkacyo 

PuntlandPost

Maslah Mukhtaar Daahir “Dangarad”

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>