Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Gudoomiyaha Hay’adda TADAMUN oo waraysi dheer ka baxshay sanadkii tagay guulaha ay gaareen (Dhagayso)

$
0
0

Garowe(pp) Gudoomiyaha Hay’adda maxaliga ah ee TADAMUN Cabdiraxman Cabdirisaaq Cabdiraxmaan ayaa maanta waraysi uu siiyay Radio Garowe waxa uu kaga hadlay sanadkii tagay ee 2013 guulihii ay ka gaareen barnaamijyo kala duwan oo ay wadeen.

203Waxa ka mid ah caafimaadka,waxbarashada iyo wacyi galinta arrimaha bulsahda,waxana Hay’addaan la aasasay 1992-iyadoona ilaa iyo waqtigaasi ka shaqaynaysay arrimaha bulshadda iyo sidii dadka hormar loo gaarsiin lahaa.

Masuulka ugu sareeya TADAMUN ayaa sidoo kale sheegay inay wacyi galin ka sameeyeen sidii dhalinyaradda looga jeedin lahaa falalka xumaanta ay ku jirta iyo Tahriibta.

Hoos ka dhagayso waraysiga Gudoomiyaha TADAMUN.

Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>