Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nadwo Cilmiyeed ka socotay Bosaso oo Baqayaan laga soo saaray [Sawiro &...

Bosaso(pp) Waxa lagusoo gaba gabeeyay Majidka wayn ee Al Rawda ee Magaalada Bosaso Nadwadii kasocotay oo ahayd Nadwadii 12aad ee lagu qabto Bosaso Mawduuceeduna uu ahaa (أعمال القلوب) , iyadoo intay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanka Booliska Gobalka Nugaal oo lacag ugu deeqay dhismaha Buundada...

Garowe(pp) Qaar ka mid ah ciidanka booliska Gobalka Nugaal gaar ahaan qaybta Garowe ayaa waxay lacag gaaraysa $700 ugu deeqeen dhismaha buundada Midigar oo run ahaantii halbowle u ah isku xirka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Amniga Puntland oo tagay Tukaraq ee G.Sool

Wasiirka wasaradda Amniga Puntland Xasan Cismaan Aloore oo ay la socdaan Taliyaha ciidanka Booliska iyo ku xigeenkiisa ayaa shalay u tagay ciidanka difaaca kaga jira Deegaanka Takaraq ee dhanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Puntland oo ku sugan deegaanka Bulli-bulse D.Jariiban (Sawirro)

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ku jiraan masuuliyiin ka tirsan goloyaasha Dawladda ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay deegaano kala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Puntland oo maanta gaaray degmada Jariiban

Gaalkacyo(pp) Madaxwaynaha Puntland DR.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Jariibay ee Gobalka Mudug. Wafdiga madaxwaynaha ayaa habeenimadii xalay ku hakaday...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir Ammaanka Dalka looga hadlayo oo Muqdisho ka furmay (Sawirro)

Muqdisho(pp) Shir Ammaanka iyo xoojinta la-dagalanka kooxda Alshabab looga hadlayo ayna soo qaban qaabisay wasaradda Amniga ayaa maanta ka furmay magalada Muqdisho gaar ahaan Hotelka la yiraahdo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Hay’adda TADAMUN oo waraysi dheer ka baxshay sanadkii tagay...

Garowe(pp) Gudoomiyaha Hay’adda maxaliga ah ee TADAMUN Cabdiraxman Cabdirisaaq Cabdiraxmaan ayaa maanta waraysi uu siiyay Radio Garowe waxa uu kaga hadlay sanadkii tagay ee 2013 guulihii ay ka gaareen...

View Article

Mamulka Somaliland oo Wariyaal ku xiray magalada Laascaanood

Masuuliyiinta magalada Laascaanood ee mamulka Somaliland ayaa  xabsiga dhigay shan wariye oo ka mid ah kuwo ka shaqeeya Gobalka Sool. Xariga shantan wariye ayaa timi ka dib markii ay maanta ka qayb...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaso oo laga xusay todobaadka dhir beerista Soomaaliya(sawirro)

Bosaso(pp) Magalada Bosaso xarunta Gobalka Bari maanta waxaa lagu qabtay munaasibad lagu xusayo todobaadka dhir beerista dalka iyadoona ay kasoo qayb galleen munaasibadaasi mamulka Gobalka kan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

UJEEDDO : Jaaliyadda Maakhir ee Puntland ee dalka Sweden oo taageeray...

Haddaanu nahay jaaliyadda reer Maakhir ee reer Puntland ,odaayaasha, wax garadka,aqoon yahanka,dhalinyarada, iyo haweenka ku nool wadanka Sweden, gaar ahaan magaaladda Göteborg iyo Örebro, Waxaanu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidan iyo gaadiid dagaal oo Somaliland kasoo goostay ayaa Garowe lagu soo...

Garowe(pp) Laba gaari oo ah nooca dagaalka iyo ciidan ka badan 100 ayaa kasoo goostay mamulka Somaliland kuwaasoo maalmihii ugu danbeeyay ku sugnaa deegaano ka tirsan Gobalka Sanaag. Ciidanka oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Caddaladda Waa in la gaarsiiyaa Goboblada Dalka,...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta xarunta Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka ka furay simnaar aqoon kororsi ah oo loo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qatar Charity: Jobs – PRP Logistic Assistant

          Vacancy Announcement Department: Program Position: PRP Logistic Assistant Contract Duration: 6Months Location: Garowe-Puntland Starting Date: ASAP Background on Qatar Charity Qatar charity...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qatar Charity: Jobs – PRP Livelihood Officer

Vacancy Announcement Department: Program Position: PRP Livelihood Officer Contract Duration: 6Months Location: Garowe-Puntland Starting Date: ASAP Background on Qatar Charity Qatar charity is...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dulmiga ka Socda Kenya & Damiir xumida Soomaalida !

Tan iyo maalinkii uu bilaamay qafaalka foosha xun ee wata boobka dhaca iyo bahdilka loo geeysanayo Soomaalida ku nool Kenya ayaa waxaa isa soo tarayey guuxa iyo bulaankla kasoo yeeraya shacab weynaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deg deg :Madaxwaynaha Puntland oo kala diray Gollayaasha deegaanka Jariiban &...

Gaalkacyo(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland ee Soomaaliyeed Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa goor dhawayd degmada Jariiban kaga dhawaaqay inuu kala diray xubnihii gollayaasha deegaanka ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mamulka Gobalka Nugaal oo ka digay shirarka ka dhanka ah dowladda (Dhagayso)

Garowe(pp) Mamulka Gobalka Nugaal ayaa maanta ka digay in magalada Garowe lagu qabto shirar ka dhan ah dowladda oo aan wanaag iyo hormar soo kordhin karin. Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cabdiqani Xaashi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Muqdisho lagu dilay iyo Alshabab oo sheegatay

Muqdisho(pp) Mudane ka tirsan baarlamaanka dowladda dhexe ee Somalia ayaa saaka lagu dilay degmada Dharkeenlay ee Gobalka Banaadir. Xildhibaanka la dilay ayaa lagu magacaabaa Cabdicasiis Isaaq Mursal...

View Article

Shir Nabadgalyada looga hadlayo oo magalada Kismaayo lagu qabtay

Kismaayo(pp) Waxgaradka iyo Cuqaasha Gobaladda Jubbooyinka iyo Gaddo ayaa shir nabadgalyada ku saabsan ku qabtay magalada Kismaao xarunta mamulka Jubba. Danta shirkaasi laga lee yahay ayaa lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barnaamijka Pan African E-Network oo Bosaso lagu soo bandhigay (Sawirro&Video)

Bosaso(pp) Xaflada Daahfurka Barnaamijka Waxbarashada oo ah mashuuc ee ay dowlada Hindiya ugu deeqday 53 dal oo afrikan ah oo ay ku jirto dalkeena soomaaliya ayaa lagu qabtay Hotel Juba ee Bosaaso...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>