Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

130 arday oo shahaadooyin ka qaatay xirfado kala duwan Gobolka mudug. “Sawiro”.

$
0
0

Gaalkacyo (PP) Ururka Maxaliga ah ee deegaan oo kaashanaya hay’ada DIA ayaa mashaariic hirfadeed ka fulisay deegaano ka tirsan gobolka Mudug.

 

Goobaha mashaariicda laga fuliyay waxaa kamida Deegaanka Bali bulse Dagmada Jariiban Deegaanka Garacad ee gobolka Mudug.

 

Ardayda oo dhan guud ahaan 130 ayaa waxa ey barteen xirfadaha korontada ,makaaniga ,harqaanka iyo computerka waxaana munaasabadii shahaadooyinka lagu siiyay ey ak dhacday Deegaanka Bali busle.

 

Xaflada waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Puntland iyo qaar kamida golahiisa wasiirada oo safar ku marayay deeganadaasi.

Madaxweynaha ayaa ku booriyay ardayda iyo dadka deegaanka iney ku dadaalaan wax-barashada si hormar loo gaaro.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>