Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Jaamacadda Puntland State University oo loogu deeqay Buugaag kala duwan (Sawirro)

$
0
0

Garowe(pp) Jaamacadda Puntland State University ayaa lasoo gaasiiyay Buugaag faro badan oo loogu talo galay inay ka faa’iidaystaan ardaydda dhigata Jaamaca, iyadoona buugaagtani isagu jiraan qaybo kala duwan waxana laga keenay wadanka Ingiriiska.

Allaha u naxariistee Buuggtani ayaa waxaa Jaamacadda inta uusan dhiman ugu deeqay Aqoon yahay Nuur Xuseen Maxamuud oo geeriyooday wuxuna ka dardaarmay in Jaamacadda baagagtani la gaarsiiyo taasoo markii danbena loo geeyay.

Buugtan waxaa la wareegay Gudoomiye ku xigeenka Jaacadda Burhaan Aadan Cumar,waxana markii la wareejinayay joogay madaxa shaqada iyo shaqalaha Cabdideeq Cabdiraxmaan, madaxa qaybta Laybareeriga Cabdisamad Ducaale, Prof.Axmed Siciid Samatar iyo Gudoomiyaha ururka ardaydda Jaamacda Cismaan Cabdilaahi Cali Shiine.

Buugtan oo faa’iido u leh garaadka iyo kor u qaadista aqoonta ardaydda Jaamacadda ayaa waxaa wakiil ka ahaa oo Jaamacadda soo gaarsiiyay Gudoomiyaha ururka dhaqaatiirta Puntland ee Dr.Cabdirisaaq Jaamac Carta, waxana soo wakiishay Qurba joogta Puntland ee UK.
DSC_02331

DSC_02341

DSC_02361

DSC_02371

DSC_02411

DSC_02431

DSC_02451

DSC_02471

DSC_02481

DSC_02501

DSC_02531

DSC_02551

DSC_02571

DSC_02591

DSC_02611

DSC_02621

DSC_02632

DSC_02651

DSC_02691

DSC_02711
Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>