Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Madaxwaynayaasha Puntland, Jubbaland iyo RW.Somalia oo ku shiray Gaalkacyo

Gaalkacyo(pp) Shir u dhaxeeya Madaxda Puntland, Jubbaland iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa hadda ka socda hoyga madaxwayne Gaas ee Gaalkacyo. Wararka P-post uu helayo ayaa sheegaya shirka in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacadda Puntland State University oo loogu deeqay Buugaag kala duwan...

Garowe(pp) Jaamacadda Puntland State University ayaa lasoo gaasiiyay Buugaag faro badan oo loogu talo galay inay ka faa’iidaystaan ardaydda dhigata Jaamaca, iyadoona buugaagtani isagu jiraan qaybo kala...

View Article


QM miyay qarisey dowrkii ay Puntland ka qaadatay la-dagalanka Burcad badeeda ?

Garowe(pp) Agaasimaha la-dagalanka Burcad badeeda Puntland Mudane Cabdirisaaq Maxamed Dirir Ducaysane ayaa shir jaraa’id uu maanta ku qabtay magalada Garowe waxa uu kaga hadlay arrimaha Burcad badeeda....

View Article

Vacancy: Temporary Information Technology Consultancy at the Ministry of...

View Article

Duqa degmada Kismaayo oo ka waramay waddo laga samaynayo magalada (Daawo)

Kismaayo(pp) Duqa degmada magalada Kismaayo Mudane Ibraahim Maxamed Yuusuf (Timajilic) ayaa shacabka ugu baaqay inay ilaaliyaan waddo muhiim ah oo isku xirta garoonka diyaaradaha iyo Jaamacadda...

View Article


Qaramada midoobay oo soo saaratay tirada dadkii ka barakacay Gaalkacyo

New York-(PP)-Xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadinimada qaramada midoobay UNOCHA ayaa warbixin uu soo saaray waxa uu ku sheegay indagaalladii ka dhacay Gaalkacyo ay ka bara kaceen dad tiradooda lagu...

View Article

Soomaaliya oo ka shireysa sidey uga faa’iideysan lahayd qayraadka dalkeeda

Nairobi-(PP)-Shir lagu darsayo sida ugu habboon ee xilligan looga wada faa’iidaysan karo khayraadka dabiiciga ah ee Soomaaliya ayaa ka furmay magaalada Nairobi.   Kulanka oo socon doona saddex maalmood...

View Article

Deg deg : Puntland iyo Gal-Mudug oo heshiis afar qodob ka kooban gaaray...

Gaalkacyo(pp) Magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug, oo dhowaan ay dagaallo ka dhaceen, ayaa waxaa goor dhowayd lagu kala saxiixday heshiis ka kooban afar qodob. Heshiiska waxaa dhinacyada...

View Article


Madaxwaynayaasha Puntland iyo Gal-Mudug oo ka hadlay heshiiska ay Gaalkacyo...

Gaalkacyo(pp) Madaxwaynayaasha Puntland Cabdiweli Cali Gaas, Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay heshiiska maanta ka gaareen xiisadii ka taagnayd magalada Gaalkacyo. Prof,Cabdiweli Cali...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sharma’ake oo kula dar daarmay Gaas iyo Guuleed inay ka dhabeeyaan Heshiiska...

Gaalkacyo(PP):Ra’iiusl wasaaraha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’ake oo maanta dhex dhexaadiye ka ahaa heshiiskay gaareen labada madaxweyne ee Puntland iyo Galmudug ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda UN-HABITAT oo qaar ka mid ah degmooyinka PL ku tababartay maareynta...

Garowe(pp) Hay’adda UN-HABITAT ayaa tababar socday mudo afar maalmood ah xarunta UN-ka ee Garowe ugu qabatay mamulka degmooyinka uu ka shaqeeyo barnaamijka JPLG Puntland, iyadoona uu tababarkan salka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynihii hore ee Puntland oo Garowe kusoo dhaweeyay Maamo Maryan Qaasim...

Garowe(pp) Madaxwaynihii hore Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta hoygiisa magalada Garowe qado sharafeed ugu sameeyay wasiirkii hore ee addeega bulsahdda Soomaaliya Maama Maryan...

View Article

Shacabka Garowe sidee u arkaan heshiiskii Puntland & Gal-Mudug ee...

Garowe(PP): Qaar kamid ah dadweynaha Garowe oo ka qayb galay barnaamijka Ra’yiga Dadweynaha ee Radio Garowe waxay badankood ka horyimaadeen heshiiskii maanta ay kala saxiixdeen labada madaxweyne ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kismaayo oo lagu qabtay Banaan-bax lagu diidan yahay colaada Gaalkacyo (Sawirro)

Kismaayo(pp) Banaan-bax looga soo horjeeda dagalada Gaalkacyo ku dhexmaray Puntland iyo Gal-Mudug sidoo kalena lagu taageerayo dadaalada nabadda ayaa waxaa maanta lagu qabtay magalada Kismaayo ee...

View Article

Madaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud oo soo dhaweeyay heshiiskii Puntland iyo...

Muqdisho(pp) Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay heshiiskii nabadeed ee magaalada Gaalkacyo ay ku kala saxiixdeen madaxda maamullada Galmudug iyo Puntland...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo ka hadlay heshiiskii Puntland iyo Gal-Mudug ee...

Garowe(pp) Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobalka Mudug, tartankana u galay xilka madaxtinimadda Puntland 2014 ayaa ka hadlay heshiiskii mamuladda Puntland iyo Gal-Mudug ku...

View Article

Britian oo safarrada ka xayirtay saraakiil Kenyaan ah

London-(PP)-Boqortooyada Ingiriiska ayaa taageertay go’aankii ay dhawaan dowladda Mareykanka xayiraadda dhinaca safarrada ah ugu soo rogtay saraakiil Kenyaan ah oo lagu tuhmay in ay Musuqmaasuq iyo wax...

View Article


DAAWO:- Khudbaddii Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali...

View Article

War-deg-deg ah:Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo u geeriyootay qarax maanta...

Muqdisho-(PP)-Allaha u naxariistee waxaa goordhaw Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho ku geeriyootay wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo katirsaneed Idaacada iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliya , oo...

View Article

Puntland & Gal-Mudug oo ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay magalada Gaalkacyo

Gaalkacyo(pp) Wasiiradda warfaafinta Puntland iyo Gal-Mudug ayaa siyaabo kala duwan uga hadley dagaal maanta mar kala ka bilowdey magalada Gaaljkacyo. Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>