Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo lala eegtay ciidamada Dowladda

$
0
0

Afgooye(PP): Ciidamada dowladda ayaa qarax miino ah lagu eegtay deegaanka Boolo Foolye oo 3KM u jirta Afgooye waxaana la sheegay in tobaneeye Askari ay ku dhinteen halka dhaawucuna uu gaarayo Afar Askari oo u ku jiro Sarkaal sare.

Qaraxa Miinada ayaa ahaa mid dhulka lagu aaso waxaana la sheegay in gaari ay saarnaayeen ciidanku oo ahaa nooca loo yaqaan Cabdi bilaha waxaa uuna kasoo tagay Muqdisho isagoo ku sii jeeday deegaanka Laanta Buuro.

Laamaha amniga wali kama aysan hadlin waxaana qarixii ugu saamaynta badnaa bilihii la soo dhaafay, waxaan qaraxan loo soo qab qabtay dhowr ruux oo laga shakiyey.


Puntlandpost.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>