Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22938 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir looga hadlayo qaybsiga khayraadka dalka Soomaaliya oo lagu qabtay Nairobi

Magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya ayaa waxaa lagu kafurmay shir looga hadlayo qaybsiga khayraadka dalka soomaaliya shirkaas oo ay kasoo qayb galeen waftiyo kakala socda Dawladda Federaalka,...

View Article


Invitation for Bidders : Construction of Bosaso Youth Center Enterprise in...

View Article


Madaxweynaha Gal-mudug oo tagay Baladweyne

Baladweyne(PP):Madaxweyne maamul Gal-mudug iyo Wafti wasiiro ah ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iygoo utagay xasilinta dagaal maalmahan ka aloosna Magaalada....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Maxamed Deeq oo ku baaqay in laga banaan-baxo nidaamka 4.5

Garowe(pp) Xildhibaan Maxamed Axmed Ibraahim (Deeq) oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka banaan baxaan nidaamka 4.5, kaasoo madaxda qaarkood doonayaan in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ex.Xildhibaan Xasan Abshir Faarax oo lagu soo dhaweeyay London

London(pp) Siyaasi Xasan Abshir Faarax oo dhowaan xubin-nimadii Baarlamaanka Soomaaliya ku wareejiyay xilkiisa ayaa munaasibad lagu soo dhawaynayo waxaa loogu sameeyay magalada London ee xarunta...

View Article


Police appeal for help to find three missing Wood Green schoolgirls

London-(PP)-Police in Haringey have launched an appeal to find three schoolgirls who have gone missing from their homes in London. Abir Salah, 16, and Ahlam Salah, 15, who are sisters, and 13 year-old...

View Article

Nabadoonada gobolka Nugaal oo ka soo horjeestay 4.5

Garowe(PP):Qaarkamid ah Odayaasha gobolka Nugaal ayaa maanta si cad u sheegay inay kasoo horjeedaan in wax lagu doorto Nidaamka 4.5,iyagoo sheegay inay shacabka Puntland isku raaceen in doorashada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baaq nabadeed oo ay Muqdisho ka soo saareen beelihii ku dagaallamay B/weyne

Muqdisho-(PP)-Qaar ka mida hoggaanka dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa maanta kulan lagu xallinayo dagaalka ka dhacay B/weyne ku yeeshay magaalada Muqdisho.   Kulankan oo ay ka qayb galeen xubno miisaan ku...

View Article


Camay oo dhagax dhigay wado laami ah

Garowe(PP):Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ayaa maanta dhagax dhigay qaybtii labaad ama seedkii labaad ee wadadda 30ka,waxayan wadadaasi dherarkeedu leegyahay 2KM halka balaceedu leegyahay...

View Article


Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo lala eegtay ciidamada Dowladda

Afgooye(PP): Ciidamada dowladda ayaa qarax miino ah lagu eegtay deegaanka Boolo Foolye oo 3KM u jirta Afgooye waxaana la sheegay in tobaneeye Askari ay ku dhinteen halka dhaawucuna uu gaarayo Afar...

View Article

Shirkii doorashada oo lasoo gaba gabeeyey iyo war-martiyeed laga soo saaray

Muqdisho(PP):Waxaa galabta lagu soo gaba gabeeyey magaalada Muqdisho Shirkii looga hadlayey doorashada Soomaaliya oo maalmahan ka socday Muqdisho. Shirkii ayaa labo bari baaqday kadib markii laysku...

View Article

Re-advertisement: Scholarships for higher education is available now!

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin+Sawirro:- Shirkii Madasha wadatashiga qaran ee geeddi socodka...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta ka qayb galay shirkii madasha wadatashiga qaran ee geeddi socodka hannaanka doorashooyinka 2016-ka oo maanta kusoo xirmay...

View Article


Qaar kamid ah shacabka Gaalkacyo oo ka banaanbaxay 4.5ka

Gaalkacyo(PP):Qaarkamid ah Shacabka Gaalkacyo oo maanta isugu soo baxay bartamaha magaalada ayaa ka banaanbaxay in doorashada lagu saleeyo Nidaamka 4.5ka. Dadweyne gaaraya ilaa boqol qof oo banaanbaxa...

View Article

Madaxweyen Xasan oo khudbad ka jeediyey soo xiritaankii shirkii Doorashada

Muqdisho(PP):Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u soo xirey Madasha Wadatashiga Qaranka, oo magaalada Muqdisho ka dhacdey intii u...

View Article


Tuhmane ku eedeysnaa Al-shabaab oo sheegay inuu dhibbane yahay

Mombasa-Kenya-(PP)-Arday horay uga tirsanaa Jaamacadda Maseno University ee dalka Kenya laguna eedeeyay inuu ka tirsanaa Al-shabaab ayaa sheegay inuu yahay dhibbane laga been abuurtay.   Samuel Wanjala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaradda Caafimaadka oo hambalyo u dirtay Ardey ka qalin jabiyey Jaamacadda EAU

Bosaso(pp) Madaxa duumada wasaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Cabdikariin Xuseen Xasan ayaa fariin hambalyo ah u diray 42-ardey oo ka qalin jabiyay kulliyadda Caafimaadka Jaamacadda Bariga Africa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dad ugu dhitay cudurka duumada Xerada Dhadhaab

Cudurka Daacuunka ayaa soo ritay 540 qof, islamarkaana toddoba qof ku dilay xerada qaooxtiga Dhadhaab ee Kenya toddobaadyadii tagay, sida ay sheegtay hay’adda dhaqaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Regional officials meet in Mandera Town to discuss border security

Officials from Kenya, Somalia and Ethiopia attending a security meeting in Mandera Town on December 16, 2015. The meeting seeks to find ways of improving security in the area and ensuring peaceful...

View Article

suspected-al-shabaab-recruiter-wabwile-claims-he-was-victimised

Mombasa-Kenya-(PP)-A suspected Al-Shabaab recruiter formerly a Maseno University Political Science student Samuel Wanjala Wabwile alias Salim Muhamud Wabwile accused of recruiting seven primary pupils...

View Article
Browsing all 22938 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>