Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Ciidanka ammaanka Puntland oo lagu amaanay siday amniga u sugeen

$
0
0

AfgaduudBosaso-(Puntlandpost) Taliyaha ciidanka booliska Puntland Gen.Cabdirisaaq Afgaduud ayaa u mahad celiyay ciidankii sida gaarka ah u ilaaliyay amaanka madaxda ka qayb gashay furitaanka Airport-ka Bosaso.

Ciidanka kala duwan ee Puntland oo ku labisan darees isku mid ah ayaa lagu arkayay wadooyinka muhiimka ah ee magalada iyo goobaha la dajiyay marti sharaftii Bosaso timi, sidoo kale taliyaha ayaa u mahad celiyay cid kasta oo ka qayb qaadatay amniga caasumadda ganacsiga.

Puntland ayaa ka mid ah meelaha ugu amniga wanaagsan Soomaaliya, waxaana jira ciidamo si gaar ah u tababaran kuwaasoo la-dagaalamay kooxaha Argagaxisda, ciidanka badda Puntland MPMF ayaa ka mid ah kuwa dadku ku tilmaameen inay aad u dhaqan wanaagsan yihiin.

2

3

111----
Puntlandpost.com
Xafiiska Bosaso

The post Ciidanka ammaanka Puntland oo lagu amaanay siday amniga u sugeen appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>