10 Ruux oo Dhadhaab ugu dhintay Shuban biyood
Nairobi(Puntlandpost)-Xerada Dhadhaab ee gobolka waqooyi bari Kenya waxaa ka dilaacay Cudurka shuban biyoodka,10 Ruux ayaa u dhintay,dad gaaraya boqolaal qof ayaa la sheegay in la geeyay Isbitaalka....
View ArticleMadaxwaynaha DFS oo dib ugu laabtay magalada Muqdisho
Bosaso-(Puntlandpost) Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta dib ugu laabtay magalada Muqdisho, ka dib safar gaaban oo uu ku yimi magalada Bosaso. Xasan Shiikh...
View ArticleDegmada Godob jiiraan oo markale laga fuliyey Mashaariic hormarineed
Garowe-(Puntlandpost)-Gudoomiyaha degmada Godob-jiraan Yuusuf Maxamed Faarax ayaa ka warbixiiyey mashaariic dhowr ah oo laga fulinayo degmada. Yuusuf ayaa sheegey in la dhagax dhigey Machad lagu...
View ArticleRW Cumar oo dhex dhaxaadiyey Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan
Muqdisho-(Puntlandpost)- Ra’iisul wasaaraha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa maanta muqdisho ku dhex dhaxaadiyey labada madaxweyne ee Jubbaland iyo Koonfur galbeed oo waayadan is...
View ArticleWarbixin+Sawirro Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Jaamacadda Bariga Afrika...
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 09-Jan-2016 hoolk shirarka ee...
View ArticleXiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo lagu eedeyey musuqmaasuq xoogan.
Muqdisho(Puntland Post)-Waayadii u danbaysay waxaa soo baxaysay Musuqmaasuq balaaran oo lagu eedaynaayey ururka Kubadda Cagta Aduunka ee loyaqaan FIFA, Madaxweynaha Ururkaasi Sepp Balater ayaa dhex...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo xarigga ka jaray Bangi Caalami ah iyo xero...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 09-Jan-16 xarigga ka jaraya Bangi Caalami ah oo lagu magcaabo CAC International Bank, bangigaas oo ah mid laga heleyo dhammaan...
View ArticleDonation of 40ft container containing U-PVC pipes and fittings to PSAWEN
Terre Solidali handed over 40ft HC container containing U-PVC pipes of 14,128 meters and fittings of 382 pieces to PSAWEN for Gardo water supply extensions. PSAWEN received the donation from TS and...
View ArticleDonation of 40ft container containing U-PVC pipes and fittings to PSAWEN
Terre Solidali handed over 40ft HC container containing U-PVC pipes of 14,128 meters and fittings of 382 pieces to PSAWEN for Gardo water supply extensions. PSAWEN received the donation from TS and...
View ArticleFaroole: ”Cabdiweli iyo xukuumaddiisu shacabka Puntland uguma wakiil ahan 4.5”
Boosaaso (Puntland Post) — Madaxwaynihii hore ee Puntland, Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole, oo khudbad ka jeediyay munaasabaddii furitaanka garoonka diyaaradaha Boosaaso ayaa khudbaddiisa waxa uu...
View ArticleBerri oo la filayo inuu shirka wada tashiga ka fumo Kismaayo
Muqdisho(Puntland Post)- Waxaa dib u dhacay Shirkii wada tashiga ee looga hadlayo doorasada oo maanta la filayey inuu ka furmayo magaalada Kismaayo. Waxaana uu furmi doona berri oo bishu tahay 11...
View ArticleMadaxweyne Gaas iyo wafti uu hogaaminyo oo ambabaxay Kismaayo
Bosaso-(Puntlandpost)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka ka duulay garoonka bosaso iyagoo kusii jeeda magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka...
View ArticleMarkabkii siday qalabka lagu balaarinayo dekadda Bosaso oo asbuucan imanaya
Bosaso-(Puntlandpost) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa khudbadii uu ka jeediyay garoonka diyaaradaha magalada Bosaso, waxa uu ku sheegay asbuucaan gudihiisa inuu kusoo wajahan...
View ArticleWasiirka Gaashaandhiga oo Muqdisho kula shiray Saraakiil ka socotay Ingiriiska
Muqdisho-(Puntlandpost)- Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa Muqdisho kusoo dhaweeyay Saraakiil ka socotay wasaaradda Difaacada dowladda Ingiriiska...
View ArticleCiidanka ammaanka Puntland oo lagu amaanay siday amniga u sugeen
Bosaso-(Puntlandpost) Taliyaha ciidanka booliska Puntland Gen.Cabdirisaaq Afgaduud ayaa u mahad celiyay ciidankii sida gaarka ah u ilaaliyay amaanka madaxda ka qayb gashay furitaanka Airport-ka Bosaso....
View ArticleCabdixakiin Guuleed iyo Gaas oo garay Kismaayo
Kismaayo-(P-today): Madaxweynayaasha Puntland iyo Gal-mudug ayaa kaa gaaray Maanta magaalada Kisamaayo oo barri uu shirka madasha wada tashiga ee doorashadu ka furmayo. Labada madaxweyne waxa garoonka...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland iyo Wafti ballaaran uu hoggaaminayo oo u...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafti ballaan uu hoggaaminayo ayaa maanta 10-Jan-16 ka amba baxay magaalada Boosaaso ee xarunt Gobolka Bari iyagoo kusii jeeda...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland iyo Waftigii uu hoggaaminayey oo siweyn loogu...
Madaxweynaha iyo Waftigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Dawlad goboleedka Jubba-land, Madaxweyne ku-xigeenka xubnaha labada gole ee Wasiirada iyo...
View ArticleBARNAAMIJ GAAR AH OO KHUSEEYA SAFARKII MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND DR....
DAAWO OO KA BOGO BARNAAMIJ GAAR AH OO KHUSEEYA SAFARKII MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND DR. CABDIWELI MAXAMED CALI GAAS UU KU AADAY KISMAAYO January 10, 2016 The post BARNAAMIJ GAAR AH OO KHUSEEYA...
View ArticleTaliyaha booliiska Soomaaliya oo udhoofay Turkiga
Muqdisho-(Puntlandpost)-Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeday dalka...
View Article