Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Shirkada Shamiintada ee Barwaaqo oo kulan sagootin ah u samaysay shirkadii dhistay garoonka Boosaaso

$
0
0

Boosaaso(pp)Kulanka oo ahaa mid qado sharaf ah ayaa waxaa u jeedkiisa uu aha mid lagu sagootinaayay Madaxda iyo Shaqaalaha Shirkada Dhistaya garoonka diyaaradaha ee Magaalada Boosaso taasi oo lagu magacaabo C C E C C ,waxaa waxaana sooqaban qaabiyay Shirkada Shamiintada ee Barwaaqo  oo kamid ah shirakadi sida dhaw u lashaqeeyay shirkada mudadii ay ku howlanayd  dhismaha Garoonka Boosaso ,waxaana ka qaygalay xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Puntland , Maamulka Gobalka bari , Saraakil ka tirsan madaxtoyada Puntland  iyo    Gudoomiye ku xigeenka Rugta Ganacsiga Iyo Warshada Puntland iyo Madaxa Shirkada barwaaqo

Hoos ka dhaawo Warbixin Ku Saabsan Kulankaas

IMG_9995 IMG_9994 IMG_9991 IMG_9988 IMG_9986 IMG_9984 IMG_9982 IMG_9981 IMG_9979 IMG_9978 IMG_9977 IMG_9976 IMG_9975 IMG_9963 IMG_9953 IMG_9951 IMG_0021 IMG_0020 IMG_0017 IMG_0012Puntlandpost.com|
Xafiiska Boosaaso

The post Shirkada Shamiintada ee Barwaaqo oo kulan sagootin ah u samaysay shirkadii dhistay garoonka Boosaaso appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>