Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Daawo: Barnaamijka uu Cali Ducale ka diyaariyay Deegaanka Cal-Madow

$
0
0

cabdowBosaso-(Puntland Post) Deegaanka Cal-Madow waxa uu hoos tagaa degmada Laasqoray ee Gobalka Sanaag.

Waa deegaan cimilo ahaan ka duwan magaalooyinka kale ee Soomaaliya, waa dhul daaqsinka, xoolo dhaqashada iyo beeraha ku wanaagsan, sidoo kale waa deegaan dalxiiska ku wanaagsan.

Booqashadii aan dhowaan ku tagnay Cal-Madow waxaa ii suurta gashay inaan tago goobo muhiim ah oo u baahan maal-galin.

Hoos ka daawo Barnaamijka Dalnuurshe oo Cal-madow gaaray.

Cali Cabdi Ducale
Puntlandpost.com

The post Daawo: Barnaamijka uu Cali Ducale ka diyaariyay Deegaanka Cal-Madow appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>