Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Markab sida qalabkii lagu balaarin lahaa dekadda oo Bosaso soo gaaray

$
0
0

dekadaBosaso-(Puntlandpost)- Markab siday qalabkii lagu balaarin lahaa dekadda magalada Bosaso ayaa goor dhawayd kusoo xirtay dekadda.

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi  Xaaji Cumar ayaa ka qayb galaya munaasabad lagu soo dhaweynayo Markabka qalabka sida.

Cabdiwali Cali Gaas madaxweynaha dowladda Puntland ayaa furitaankii garoonka Bosaso sheegay in dhawaan uu imaan doono Markabka sida qalabka lagu balaarin doono dekada.

Dhowaan  ayaa la filayaa in la bilaabo balaarinta dhismaha dekada Bosaso,maamulka gobolka,kan degmada ayaa sidoo kale ka qayb gali doono munaasabada lagu soo dhaweynayo Markabka.

Faah faahinta Qalabka naga filo.

Puntlandpost.com.

The post Markab sida qalabkii lagu balaarin lahaa dekadda oo Bosaso soo gaaray appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>