Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxwaynaha DFS oo ka hadlay socdaalkiisa Kismaayo

$
0
0

Kismaayo-(Puntlandpost) Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadlay socdaalka uu maanta ku tagay magalada Kismaayo, ka dib markuu kasoo qayb galay furitaanka shirka mamulka loogu dhisayo Hiiraan iyo Shabeelada dhexe.

Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Jubbaland uga mahad celiyay marti galinta shirka wadatashiga doorashadda Soomaaliya 2016, wuxuna rajo ka muujiyay shirka inuu kasoo bixi doono wax la isku raaco oo lagu dabaqayo doorashada.

Wakiiladda beesha caalamka ayaa qaarkood weli soo gaarin magalada, halka wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya uu saaka ka duulay magalada Kismaayo.

Puntlandpost.com

The post Madaxwaynaha DFS oo ka hadlay socdaalkiisa Kismaayo appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>