Madaxda shirkadaha Jubba/Daallo oo ka soo digay garoonka Cusub ee Bosaso ayaa shaaciyey in ay duulimaadyo caalami ah ka bilaabi doonaan garoonka Bosaso. Sidoo kale duuliyaha waday diyaarada nooca Jet-ka ah oo telefishinka HornCable la hadlay ayaa sheegay in Garoonkani yahay kii ugu fiicnaa ee soomaaliya ee uu ka dego ilaa hadda.
The post Duuliyaha Daallo Airline: Waa Runway-gii ugu fiicnaa uguna sinnaa ee aan cagadhigto Soomaaliya appeared first on Puntland Post.