Nin dad qal ah oo lagu qabtay Burco
Hargeysa-(Puntland Post)-Booliska magaalada Burco ee caasumadda gobolka Togdheer ayaa qabtay nin  lagu soo eedeeyay inuu ahaa dad qal,markii ay dadka degaanka arkeen isaga oo qaadanaya isla maraana...
View ArticleMan arrested for cannibalism in Somaliland
Hargeisa (Puntland Post) – Police in the breakaway northern Somalia region of Somaliland have arrested a man for cannibalism after residents discovered the severed head of a child in a remote village...
View ArticleWasaarada Deegaanka iyo UNDP oo kormeer ku sameeyey mashruuca Biyo xireenka...
Garowe-(Puntlandpost) Wafti isugujira Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland iyo Barnaamijka hormarinta ee Qaramada Midoobey UNDP ayaa kormeer shaqo ku tagay degmada Dangorayo...
View ArticleRW.hore oo ka qayb galay kulan looga hadlayay baahiyaha dhalinyaradda Gobalka...
Bosaso-(Puntlandpost) Ra’iisul Wasaarihii hore Soomaaliya Cabdiweli Shiikh Axmed ayaa maanta ka qayb galay kulan looga hadlayo baahiyaha iyo caqabadaha hor taagan dhalinyaradda Gobalka Bari, waxaaana...
View ArticleMadaxwaynaha DFS oo ka hadlay socdaalkiisa Kismaayo
Kismaayo-(Puntlandpost) Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadlay socdaalka uu maanta ku tagay magalada Kismaayo, ka dib markuu kasoo qayb galay furitaanka...
View ArticleDuuliyaha Daallo Airline: Waa Runway-gii ugu fiicnaa uguna sinnaa ee aan...
Madaxda shirkadaha Jubba/Daallo oo ka soo digay garoonka Cusub ee Bosaso ayaa shaaciyey in ay duulimaadyo caalami ah ka bilaabi doonaan garoonka Bosaso. Sidoo kale duuliyaha waday diyaarada nooca...
View ArticleShirkii Madasha Wadatashiga Qaran oo galabta dib u dhacay
Kismaayo (Puntland Post) — Galabta waxaa la filayey inuu furmo shirka Madasha Wadashiga Qaran ee looga wada hadlayey arrimo ay ka mid yihiin doorashada sanadkaan dalka ka dhici doonta, oo ka furmi...
View ArticleRW hore ee Soomaaliya Cabdiwali Shiikh oo dowladda ku eedeeyey inay ka...
Bosaso-(Puntlandpost)- Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiwali Shiikh Axmed oo kusugan magaalada Bosaso ee xarunta gobolka bari ayaa dowladda fadaraalka ku eedeeyey inay ka gaabisay dalka inay...
View ArticleShirkii Kismaayo oo goordhow furmaya
Kismaayo-(Puntlandpost)- Waxaa goordhow la filayaa inuu furmo shirka looga hadlayo doorashada Soomaaliya ee lagu qabanayo Kismaayo,madax ka tirsan Jubbaland ayaa Puntland Post u xaqiijisay in Shirku uu...
View ArticleMaydka Abwaan Cali Sugule oo maanta lagu aasayo Hargaysa
Hargaysa-(Puntlandpost)-Magaalada Hargaysa waxaa maanta lagu aasaaya allaha ha u nariiste Maydka Abwaan Cali Sugule oo labo bari ka hor ku geeryooday magaalada Shaariqa ee wadanka Imaaraadka Carabta....
View ArticleQM oo sheegtay in loo baahan yahay 886 Milyan si loo caawiyo Soomaaliya
Nairobi-(Puntlandpost)- Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in loo baahan yahay 886 milyan si loo caawiyo dadka Soomaalida sanadkan Xafiiska gar gaarka ee QM UN OCHA ayaa sheegtay 4.9 milyan oo qof ay u...
View ArticleShirkii Kismaay oo furmay iyo madaxda oo Khud bado jeedinaysa
Kismaayo-(Puntlandpost)- Waxaa goordhaweyd ka furmay Kismaayo Shirkii madasha wada-tashiga Qaran ee looga hadlayo doorashada sanadkan,masuuliyiinta dowladda fadaraalka iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa...
View ArticleWarbixin+Sawirro+Cod:Shirweynihii Madasha Wadatashiga Qaran oo Kismaayo ka...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta 14-Jan-2016 magaalada Kismaayo kaga qayb galay shirweynaha Madashasha wadatashiga Qaran ee hannaanka doorashooyinka 2016-ka....
View ArticleKulan ku saabsan tayaynta shaqaalaha dowladda Puntland oo Garowe lagu qabtay
Garowe-(Puntlandpost)-Waxaa maanta magalada Garowe lagu qabtay kulan ku saabsan tayaynta shaqaalaha dowladda iyo qaabka loo kala saarayo dadka soo codsaday shaqooyin 60 gaaraya oo dowladda Puntland...
View ArticleShirkadda SOMTEL oo isbadel muuqda ku samaysay adeegga Isgaarsiineed ee Puntland
Garowe(Puntland Post)-Shirkadda Isgaarsiinta SOMTEL Â ayaa kamid noqotay shirkadaha loogu isticmaalka badan yahay Dalka Soomaaliya, Shirkadan oo mudo aan fogeyn adeegeeda Isgaarsiineed ka bilowday...
View ArticleVacancy: Technical Adviser (Engineer)
The post Vacancy: Technical Adviser (Engineer) appeared first on Puntland Post.
View ArticleCall for Proposal: Construction of Puntland Immigration Headquarters in...
The post Call for Proposal: Construction of Puntland Immigration Headquarters in Garowe, Puntland appeared first on Puntland Post.
View ArticleAlshabaab oo sheegtay inay la wareegtay saldhig ku yaal Ceel-cadde
Muqdisho-(Puntlandpost)-Saldhiga ciidamada Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Ceel-cadde oo 550 KM ujirta Muqdisho waxaa weererku ku qaaday dagaalyano ka tirsan UrurKa Alshabaab. Deegaanka uu ku yaal...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland kismaayo kaga qayb galay munaasabad soo...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Caawa 15-Jan-2016 magaalada Kismaayo kaga qayb qalay munaasabad lagu soo dhoweynayey madaxda soomaalida ee kismaayo u joogta...
View ArticleDal-xiisayaal ku qul qulaya xarunta Biyo Kulule ee Bosaso
Bosaso-(Puntlandpost) Dalxiisayaal Soomaali ah ayaa maalmihii ugu danbeeyay kusii qul-qulayey xarunta dalxiis iyo caafimaadka Biyo kulule oo qiyaastii magalada u jirta 15-KM. Puntland TV ayaa war...
View Article