Kismaayo-(Puntlandpost)- Waxaa goordhow la filayaa inuu furmo shirka looga hadlayo doorashada Soomaaliya ee lagu qabanayo Kismaayo,madax ka tirsan Jubbaland ayaa Puntland Post u xaqiijisay in Shirku uu furmayo.
Xarunta shirka lagu qabanayo ayaa la sheegay in madaxda qaarkeed ay kusugan yihiin,halka qaar kala is diyaarinayaan,amaanka ayaa la adkeeyey guud ahaan magaalada Kismaayo, waxaana goobaha qaarkood jooga ciidamada Jubbaland.
Qodobada Shirka looga hadlayo wali warbaahinta si toosa looma siin,balse waxaa lawada og yahay in looga hadlayo sidii dalka ay uga dhici lahayd doorasho laysku raacsan yahay sanadkan.
Faah faahinta warkan la soco
The post Shirkii Kismaayo oo goordhow furmaya appeared first on Puntland Post.