Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Daawo: Sababaha keena in Gabdhuhu dalkooda ka tahriibaan

$
0
0

Garowe-(Puntland Post) Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka Afrika ku yaala ee sida aadka ah dhalinyaradooda uga tahriibaan, iyagoo doonaya inay helaan nolal dhaanta tey hadda ku jiraan.

Gabdhaha ayaa ka mid ah kuwa u safra dalalka Yurub iyagoo sii maraya dhulka saxaraha sida Suudaan iyo Liibiya, ururka ka hortaga tahriibka ee Hiil-Waddan oo Puntland ka dhisan ayaa dhowaan magaalada Garowe ku qabtay dood salka ku haysa ogaanshaha sababaha ay haweenku u tahriibayan.

Doodaan waxaa ka qayb galay Gabadho aqoon yahan ah oo muujiyay inay tahay wax fool xun tahriibka, haweenkuna ay dhibaatooyin darran kala kulman sida kufsi, cuduro iyo jir dil.

Ma jirto dadaalo dowladda dhexe iyo maamuladda dalka ay wax kaga qabanayaan falalka tahriibka.

The post Daawo: Sababaha keena in Gabdhuhu dalkooda ka tahriibaan appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>