Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaalida Qaxootiga ku ah dalka Kenya oo weli dib ugu soo laabanaya dalkooda

Kismaayo-(PuntlandPost) Soomaalida qaxootiga ku ah wadanka Kenya gaar ahaan gobalka Waqooyi Beri ayaa dib ugu soo laabanaya gudaha Soomaaliya, iyagoona ku laabanaya go’aankooda. Ku dhowaad labo boqol...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkadda Golis oo adeeg cusub ku soo bandhigtay Gaalkacyo

Shirkada Isgaarsiinta ee Golis ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ku soo bandhigtay Adeegii ugu Raqiisanaa ee Mobile Internet Soomaaliya oo dhan, waxaana sidoo kale jira adeegyo...

View Article


Daawo: Sababaha keena in Gabdhuhu dalkooda ka tahriibaan

Garowe-(Puntland Post) Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka Afrika ku yaala ee sida aadka ah dhalinyaradooda uga tahriibaan, iyagoo doonaya inay helaan nolal dhaanta tey hadda ku jiraan. Gabdhaha ayaa ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaggee marayaa Tabarucaadka loogu jiro Sowda Cabdi Aadan?

Xaalada Sowda Cabdi Aadan oo ah lix jir xanuun daran uu ka helay maqaarka jirkeeda iyo wajiga ayaa maalinba maalinta ka danbeysa kasii daraysa, waxaana weli wadnaa olale dhaqaale loogu arriinayo...

View Article

Gudoomiyaha Gobalka Mudug oo la kulmay mamulka iyo waxgaradka Xarfo

Gaalkacyo-(Puntland Post) Gudoomiyaha Gobalka Mudug iyo ku xigeenkiisa ayaa socdaal ku tagay degmada Xarfo oo ka tirsan Gobalka. Socdaalka gudoomiyaha iyo wafditiisa ayaa salka ku hayey u guur galida...

View Article


Ciidamada Gal-mudug oo howlgal ay sameeyn dad kusoo qabtay

Gaalkacyo-(PuntlandPost)- Ciidamada maamulka Gal-mudug ayaa howlgal ay ka sameeyeen inta u dhaxaysa magaalada Galinsoor ee gobolka Gal-gaduud iyo magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxay kusoo qayb...

View Article

Magaalada Muqdisho oo la xusayo 43 guuradii kaso wareegtay hirgalinta...

Muqdisho-(PuntlandPost)-Waxaa maanta laga xusaya magaalada Muqdisho ee xarunta dalka,43 sano guuradii kaso wareegtay markii la qoray Afka Soomaaliga,madaxda dowladda ayaa ka qayb galaysa. Academiyada...

View Article

maamulka deegaanka Kala-bayr oo dowladda ka codsay inay baahiyo jira wax kala...

Garowe-(PuntlandPost) Deegaanka kala-bayr oo hoostaga degmada Garowe ee gobolka Nugaal,waxay ka cowdeen maamulka Tuuladu in masuuliyiinta dowladda ay kaseexdeen tuulada oo aysan jirin wax dowladda ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil (Shiikh Aduun) oo loo magacaabay la taliyaha...

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shalay (20/01/2016) la taliyaha arimaha bulshada rayidka ah u magacaabay Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil (Shiikh Aduun). Shiikh Aduun...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo kormeeray xarumaha caafimaadka Bosaso

Bosaso-(PuntlandPost) Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka dowladda Puntland Dr Cabdinaasir Cismaan Ciise ayaa maanta kormeer ku kala bixiyey Xarumaha caafimaadka ee Wasaaradda Boosaaso. Wasiirka oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda FORUM-Syd Oo Garoowe ku daahfurtay Xafiiskeeda Cusub ee Puntland

Hay’adda FORUM-Syd ah oo ah Hay’ad laga leeyahay dalka Sweden, islamarkaasina qorshaheedu yahay inay guud ahaan Soomaaliya xafiisyo ku yeelato ayaa maanta 21 January 2016, waxaa ay magaalada Garoowe ee...

View Article

Wasiirka warfaafinta Puntland oo ka hadlay xuska markii ugu horaysay ee uu...

Garowe-(PuntlandPost) Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Xasan Soocade oo maanta ka qayb galay munaasibad lagu xusayey afartan iyo saddex-guuradii kasoo wareegtay markii ugu horaysay oo uu dalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cali Xaaji oo sheegay in shirkii Kismaayo ku tanaasuleen Puntland iyo Jubbaland

Garowe-(PuntlandPost) Natiijada kasoo baxday shirkii madaxda Soomaalida ku yeesheen magalada Kismaayo ayaa weli siyaabo kala duwan looga hadal hayaa magaalooyinka Kismaayo, Muqdisho iyo Garowe,...

View Article


Muqdisho: Qaraxyo xooggan oo ka dhacay baar xeebta Liido ku yaal

Qaraxyadaan oo laga maqlay qaybo magaalda ka mid ah ayaa la leeyahay waxa ay ka dheceen baar lagu caweeyo oo ku yaal xeebta caanka ah ee Liido, halkaas oo dadweyne badani u soo nasasho tagaan. Wararka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaradda Amniga DFS oo ka hadashay weerarkii xalay lagu qaaday xeebta Liido

Muqdisho-(PuntlandPost) labaatan qofood ayaa ku geeriyooday oo ay ka mid ahaayeen Kooxihii weerarka soo qaaday halka tira kala ay dhaawacyo soo gaareen kadib fiiddnimadii xalay Weerar ay Argagixisadu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Soomaaliya oo ka hadlay weerarkii xalay ee xeebta Liido

Muqdisho(PuntlandPost) Madaxweynaha DFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed uu u dhaqaaqey inay nabad iyo barwaaqo ku noolaadaan, iyagoo dhinac iska dhigaya waayihii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Imtixaankii Dugsiga sare ee Godob-jiiraan oo la shaaciyey

Garowe – (Puntland Post) – Degmada Godob-jiiraan ee gobolka Nugaal waxaa la shaaciyey Imtixaankii dugsiga sare ee degmada, waana sanadkii ugu horeeyey oo degmada ay ka qalin jibiyaan Arday dugsi sare...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jawaari oo ka qayb galaya shirka Baarlamaannada iskaashiga islaamka

Baqdaad-(Puntland Post) Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa 24-ka bishaan dalka Ciraaq gaar ahaan magalada Baqdaad uga qayb galaya shirka Baarlamaanadda iskaashiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cabdiweli Shiikh Axmed oo ka wal-walsan inay doorasho dhici weydo 2016

Garowe-(Puntland Post) Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cabdiweli Shiikh Axmed oo socdaal ku jooga Puntland ayaa sheegay iney ka welwelsan yihiin in doorasho dhici weydo 2016, maadama uusan...

View Article

Wasaaradda Amniga oo fariin udirtay beelaha kasoo horjeeda Shirka Jawhar

Jawhar-(Puntlandpopst)-Magaalada Jawhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe waxaa ka socda kulamo lagu xalinayo tabashooyin ay qabaan beelaha qaarkood oo ku aadan Shirka maamul usamaynta gobolada Hiiraan iyo...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live