Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Gudoomiyaha Gobalka Mudug oo la kulmay mamulka iyo waxgaradka Xarfo

$
0
0

Gaalkacyo-(Puntland Post) Gudoomiyaha Gobalka Mudug iyo ku xigeenkiisa ayaa socdaal ku tagay degmada Xarfo oo ka tirsan Gobalka.

Socdaalka gudoomiyaha iyo wafditiisa ayaa salka ku hayey u guur galida xaalada degamada iyo is-barasho maadama dhowaan Gudoomiyaha xilkaasi u magacaabay madaxwayne Cabdiweli Maxamed Cali.

Xasan Maxamed Khaliif (Abgaalow) ayaa marka uu tagay degmada Xarfo waxa uu la kulmay mamulka degmada iyo waxgaradka wuxuuna ka xog waraystay xaalada degmada iyo baahiyaha jira, sidoo kale waxa kale uu booqday xarumo ku yaala degmada oo ay ka mid tahay goobaha waxbarashada.

The post Gudoomiyaha Gobalka Mudug oo la kulmay mamulka iyo waxgaradka Xarfo appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>