Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Faah faahin ku saabsan doorashadii gudoomiyaha degmada Eyl iyo ku xigeenkiisa

$
0
0

EYl-(Puntland Post) Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha Puntland Cali Yuusuf Jaamac ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada hoggaanka sare ee gollaha deegaanka degmada Eyl, ka dib markii codayntii lasoo afajaray, waxayna xildhibaanadu mar kale doorteen Muuse Cismaan Yuusuf (Gudoomiye) iyo Faysal Khaliif Wacays oo gudoomiye ku xigeen noqday.

Cali Yuusuf Jaamac ayaa uga mahad celiyay sida wanaagsan ee ay xildhibaanadu wax u doorteen waxa kale uu u mahad celiyay shacabka degmada Eyl oo tan iyo markii howshan la bilaabay guddiga gacan siinayay sidoo kale waxa uu sheegay masuulkan in madaxda cusub shaqooyin horyaalaan.

Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cumar Cabdilaahi Faraweyna ayaa sheegay in doorashadu sidii loogu talo galay u dhacday oo aysan jirin wax khilaaf ama dhibaato ah oo soo food saaray, Cumar waxa uu u mahad celiyay dhammaan intii ka qayb qaadatay doorashada siodoo kale waxa uu sheegay inay muhiim tahay mamulkan cusub iyo shacabka inay wada shaqayn wanaagsan yeeshaan.

Doorashada markay dhacday iyo dhaarinta xilka, masuuliyiinta la doortay iyo kuwa goobjooga u ahaa ayaa banaanka xarunta dowladda hoose ee Eyl uga soo baxay halkaasna waxay kula hadleen dadwayne aad u faro badan oo doorashada la socday.

Duqa degmada Eyl ee marka kale lasoo doortay Muuse Cismaan Yuusuf ayaa u mahad celiyay xildhibaanadii codkooda siiyay sidoo kale waxa uu sheegay inuu ku faraxsan yahay taageerada ay shacabku u muujiyeen isaga iyo ku xigeenkiisa Faysal Khaliif Wacays.

Masuuliyiinta cusub ayaa shacabka Eyl u balan qaaday inay kasoo dhalaali doonaan waajibaadka saaran balse waxay sheegeen inaan la’aantood shacabka waxba la qaban karin loona baahan yahay inay mar kasta muuqato dowrka ay dadku lee yihiin.

Degmada Eyl ayaa ka mid ah degmooyinka muhiimka ah ee Gobalka Nugaal sidoo kale waxaa xarun taariikhi ah, masuuliyiinta ayaa sheegay inay goobtan ku banaan tahay dalxiiska iyo in taariikhda ku duugan wax laga barto.
IMG-20160131-WA0005

IMG-20160131-WA0006

IMG-20160131-WA0007

IMG-20160131-WA0008

IMG-20160131-WA0009

IMG-20160131-WA0010

IMG-20160131-WA0011

IMG-20160131-WA0012

IMG-20160131-WA0013

IMG-20160131-WA0014

IMG-20160131-WA0015

IMG-20160131-WA0016

IMG-20160131-WA0017

IMG-20160131-WA0018

IMG-20160131-WA0019

IMG-20160131-WA0020

IMG-20160131-WA0021

IMG-20160131-WA0022

IMG-20160131-WA0023

IMG-20160131-WA0024

IMG-20160131-WA0025

IMG-20160131-WA0026

IMG-20160131-WA0027

IMG-20160131-WA0028

IMG-20160131-WA0029

IMG-20160131-WA0030

IMG-20160131-WA0031

IMG-20160131-WA0032

IMG-20160131-WA0033

IMG-20160131-WA0034

IMG-20160131-WA0035

IMG-20160131-WA0036

IMG-20160131-WA0037

IMG-20160131-WA0038

IMG-20160131-WA0039

IMG-20160131-WA0040

IMG-20160131-WA0041

IMG-20160131-WA0042

IMG-20160131-WA0043

IMG-20160131-WA0044

IMG-20160131-WA0045

IMG-20160131-WA0046

IMG-20160131-WA0047

IMG-20160131-WA0048

IMG-20160131-WA0049

IMG-20160131-WA0050

IMG-20160131-WA0051

IMG-20160131-WA0052

IMG-20160131-WA0053

IMG-20160131-WA0054

IMG-20160131-WA0055

IMG-20160131-WA0056

IMG-20160131-WA0057

IMG-20160131-WA0058

IMG-20160131-WA0059

IMG-20160131-WA0060

IMG-20160131-WA0061

IMG-20160131-WA0062

IMG-20160131-WA0063

IMG-20160131-WA0064

IMG-20160131-WA0065

IMG-20160131-WA0066

IMG-20160131-WA0067

IMG-20160131-WA0068

IMG-20160131-WA0069

IMG-20160131-WA0070

IMG-20160131-WA0071

IMG-20160131-WA0072

IMG-20160131-WA0073

IMG-20160131-WA0074

IMG-20160131-WA0075
PUNTLAND POST

The post Faah faahin ku saabsan doorashadii gudoomiyaha degmada Eyl iyo ku xigeenkiisa appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>