Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deg deg:- Muuse Cismaan Yuusf iyo Faysal Khaliif Wacays oo mar kale ku...

GAROWE-(Puntland Post) Waxaa maanta xarunta degmada Eyl ee Gobalka Nugaal lagu qabtay doorashada hoggaanka sare ee gollaha Deegaanka taasoo labadii maalmood ee lasoo dhaafay socotay. Xilka Gudoomiyaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faah faahin ku saabsan doorashadii gudoomiyaha degmada Eyl iyo ku xigeenkiisa

EYl-(Puntland Post) Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha Puntland Cali Yuusuf Jaamac ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada hoggaanka sare ee gollaha deegaanka degmada Eyl, ka dib markii codayntii lasoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnepolis oo ka hor yimi nidaamka 4.5

MINNEPOLIS-(Puntland Post) Kulan lagu qabtay magalada Minnepolis ee dalka Maraykanka ayaa lagu muujiyay inuusan umadda Soomaaliyeed hor u keeni karin nidaamka qabiilka ee 4.5, kaasoo dhowaan madaxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Maanta Booqday Xarunta Ciidanka Badda...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 31-Jan-2016 kormeero u-kuur gal ah  ku tegey goobo ay ka-mid yihiin Xarunta Dawladda Hoose ee Degmada Boosaaso, Cusbitalka guud...

View Article

Madaxweyne Xasan iyo Banki Moon oo kawada hadlay xaalada Soomaaliya

Adis Ababa-(Puntland Post)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa kula kulmay Xoghayaha Guud ee...

View Article


Gudoomiyihii degmada Saaxo oo xilka baneeyey

Gaalkacyo-(Puntland Post)-Gudoomiyaha degmada Saaxo ee gobolka Mudug Nuur Faarax Maxamed ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii Gudoomiyaha degmada,isagoo aan sheegin sababta rasmiga ah ee keentay inuu...

View Article

Japaan oo taageero lacageed ugu yaboohday Soomaaliya

Tokyo-(Puntland Post)-Dowladda Japan ayaa 37 Milyan oo doollar-ka maraykanka ah u ballan qaaday iney ugu deeqeyso  dowladda federaalka ah ee Soomaaliya,iyadoo sheegtay iney sii kordhin doonto kaalmada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliya iyo Ingiriiska oo kala saxiixday heshiis dhanka ammaanka ah

Muqdisho-(Puntland Post)-Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Jeneraal:Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini iyo Danjiraha Ingiriiska u fadhida Soomaaliya Mss:Harriet Mathews,  ayaa maanta xarunta safaaradda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Abshir oo dhalinyarada Puntland ugu baaqay inay dalkooda iimaan...

GAROWE-(Puntland Post) Xildhibaan Abshir Axmed oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland aya dhalinyarada ku booriyay inay dalkooda joogaan oo aysan meelna ka aadin, hadalkan ayuu ka jeediyay kulan looga...

View Article


Madaafiic qasaara geysatay oo lagu weeraray xarunta madaxtooyada dalka

Muqdisho-(Puntland Post)-Ugu yaraan laba qof oo rayad ah ayaa ku geeriyootay shan kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray Hoobiyeyaal lagu weeraray xarunta madaxtooyada Soomaaliya oo ku taalla degmada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo booqday Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ee...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 01-Feb-2016 kormeer booqasho ah ku tegey Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ee magaalada Boosaaso oo ka-mid ah Jaamacadaha ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Cabdi Barre oo dhul boobka Muqdisho ku eedeeyay Xeer ilaaliyaha...

BOSASO-(Puntland Post) Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo ka mid ah mudanayaasha sida aadka ah warbaahinta uga dhaliila dowladda Madaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waraysi uu siiyay SBC waxa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Laanta socdaalka Soomaliya oo diidday codsi uga yimid Somaliland

Muqdisho-(Puntland Post)-Taliyaha hoggaanka laanta socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay warqad codsi ah oo ka timid wasiirka arrimaha gudaha Somaliland,taasoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda Astaynta Puntland oo dood cilmiyeed ka qabatay go’aankii Puntland ku...

GAROWE-(Puntland Post) Hay’adda astaynta maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuq maasuqa dowladda ee Puntland ayaa qabatay dood cilmiyeed ku saleysan go’aankii dowladda Puntland ka qaadatay nidaamka...

View Article

Job opening- United Nations Assistance Mission in Somalia- Associate...

The post Job opening- United Nations Assistance Mission in Somalia- Associate Political Affairs Officer- Beletweyne appeared first on Puntland Post.

View Article


Job opening- United Nations Assistance Mission in Somalia- ASSOCIATE MOVEMENT...

The post Job opening- United Nations Assistance Mission in Somalia- ASSOCIATE MOVEMENT CONTROL OFFICER appeared first on Puntland Post.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mamulka Gobalka Bari iyo kan degmada oo ka hadlay Banaan-bixii rabshada watay...

BOSASO-(Puntland Post) Banaan-bax rabshato wata ayaa maanta ka dhacay gudaha magalada Bosaso xarunta Gobalka Bari, kaasoo markii danbe sababay dhimasho iyo dhaawac. Dadka dibad baxa dhigay ayaa iskugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi uu hoggaaminayaha gudoomiyaha Gobalka Nugaal oo Godob-jiiraan lagu soo...

Garowe-(Puntland Post)- Degmada Godob-jiiraan ee gobolka Nugaal waxaa markii ugu horaysay loo dhisayaa gole deegaan tan iyo sanadkii 2007 oo markaas laga dhigay degmo. Maanta waxa tagay degmada wafti...

View Article

Madaxweyne Xasan oo dalka kusoo laabtay

Muqdisho-(Puntland Post)-Madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud,iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho,markii uu magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya kaga soo...

View Article

War deg-deg ah:Ciidanka Kenya oo ka baxay Magaalada Baardheere

Baar-dheere-(Puntland Post)-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baardheere, ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in Ciidanka Kenya ay faarujiyeen Magaalada Baardheere, oo dhawaan Al shabaab laga...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>