Allaha U naxariistee Marxuum Xirsi Aadan Aruurshe oo Loo Yaqiinay (Xirsi Aduunyo) Ayaa Goor Dhoweyd maqribkii lagu dilay Magaaladda Boosaso,
Marxuumka Oo Ah Mulkiilaha Shirkadda HUBAAL Ee magaaladda Boosaso ayaa La sheegay in lagu dilay Xaruntiisa Ganacsi ee uu ku leeyahay Duleedka Magaaladda Boosaso,
Hubaal oo Caan ka ah Magaaladda Boosaso ayaa ku taalla duleedka magaaladda Boosaso Waxaana lagu Iibiyaa Waxyaabaha Mac-macaanka ah iyo Dhaqista Gaadiidka
Shalay ayeey Aheyd Markii Iska hor imaad u dhaxeeya Dad shacab ah iyo Ciidamadda Dowladda Uu ka dhacay magaaladda Ganacsiga Puntland ee Boosaso
Inaa li laahi wa inaa ilaahi Raajicuun
Puntland- Post
Xafiiska Boosaso
The post DEG DEG : Ganacsade Lagu Dilay Boosaso appeared first on Puntland Post.