Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Kenya oo qabatay gaadiid ay leedahay WFP oo looga shakiyay inuu u rarnaa...

Mandheera-Kenya-(Puntland Post)-Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Ciidankeeda ay qabteen saddex gaari oo ay leedahay hay’adda cuntada adduunka (WFP), oo kusii jeeday degaanno ay Al-shabaab ku sugan...

View Article


Kenya seizes three World Food Programme trucks over alleged Shabaab link

Mandera-Kenya-(Puntland Post)-The government has impounded three World Food Programme trucks for allegedly ferrying food to Al-Shabaab militants, Mandera County Commissioner Fredrick Shisia has said....

View Article


Soomaaliland oo ka hadashay joojintaanka duulimaadka Hargaysa iyo Muqdisho

Hargaysa-(Puntland Post)- maamulka Soomaaliland ayaa ka hadlay go’aanka dowladda fadaraalku ku joojisay Duulimaadka Hargaysa’Muqdisho iyo Bar bera,waxayna sheegtay Soomaaliland inuusan qusayn...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faah-faahin kasoo baxaysa diyaaraddii Daallo ee uu qaraxu ka dhacay maanta

Muqdisho-(Puntland Post)-Diyaaradda Daallo Airlines ayaa maanta si deg deg ah soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Muqdisho,markii uu dab qabsaday mid ka mida matoorradeeda. Laba qof ayuu dhaawac...

View Article

DEG DEG : Ganacsade Lagu Dilay Boosaso

Allaha U naxariistee Marxuum Xirsi Aadan Aruurshe oo Loo Yaqiinay (Xirsi Aduunyo) Ayaa Goor Dhoweyd maqribkii lagu dilay Magaaladda Boosaso, Marxuumka Oo Ah Mulkiilaha Shirkadda HUBAAL Ee magaaladda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaanada cusub ee gollaha deegaanka degmada Godob-Jiiraan oo lasoo xulay

GODOB-JIIRAAN(Puntland Post) Guddiga dhismaha gollaha deegaanka degmada Godob-jiiraan ee Gobalka Nugaal ayaa maanta ku dhawaaqay liiska xildhibaanada cusub ee gollaha deegaanka. Degmada Godob-Jiiraan...

View Article

Dowladda federaalka oo ka hadashay shilkii diyaaradeed ee maanta ka dhacay...

Muqdisho-(Puntland Post)-Wasiirka duulusta iyo gaadiidka hawada Soomaaliya Cali Axmed Jaamac (Jengeli) ayaa sheegay diyaarad ay leedahay shirkadda Daallo Airline inay soo wajahaday cillad,taasoo ku...

View Article

Flight Makes Emergency Landing in Somalia Capital After Fire

Mogadishu-(Puntland Post)-A passenger jet made an emergency landing in Somalia’s capital when a fire broke out shortly after take off, with two people suffering minor injuries, an official said. The...

View Article


golaha deegaanka ee Godob-jiiraan oo doortay gudoomiye iyo ku xigeen

Garowe-(Puntland Post)-golaha deegaanka degmada Godob-jiiraan ayaa saaka cod gantaaga ku doortay gudoomiye iyo ku xigeen. 17 xubnood oo ah golaha deegaanka ee degmada ayaa hab gacantaaga ugu codeeeyey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boowe Ma Bosaaso baan dhib u quuraa?

Dekada ay caanka ku tahay Bosaaso Bosaaso waa Caasimada Dhaqaalaha Puntland, waa Magaalada Kaliya ee nasiibka u yeelatay inay si wadajir ah u dhistaan Guud ahaan Dadka kala duwan ee Gobalada Puntland...

View Article

Maxaa ka cusub Maanta Bosaso?

Bosaso-(Puntland Post)- gudoomiyihii hore ee gobolka Bari oo waraysi siiyey madasha 60 oo fadhigoodu yahay Yurub,waxaa uu ka hadlay rabshadii ka dhacday Bosaso,isagoo ku eedeeyey dhacdadaa dowladda....

View Article

dowladda oo isku khilaafsan joojitaanka duulimaadka Hargaysa

Muqdisho-(Puntland Post)- dowladda fadaraalka Soomaaliya ayaa isku khilaafsan joojitaanka diyaaradaha Hargaysa uduula iyo kuwa ka yimaada,kadib markii VOA-da uu u sheegay Taliyaha laanta socdaalka iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faah-faahin ku saabsan doorashadii maanta ka dhacday degmada Godob-Jiiraan

GODOB-JIIRAAN(Puntland Post) Shacabka degmada Godob-jiiraan ee Gobalka Nugaal ayaa soo dhaweeyay gudoomiyaha cusub iyo ku xigeenkiisa, ka dib markii saaka si wanaagsan u dhacdey doorashadii gollaha...

View Article


Duullimaadyadii caalamiga Muqdisha oo hakad galay iyo baaritaanno ku socda...

Muqdisho-(Puntland Post)-Duulimaadyadii caalamiga ahaa ee maalin walba imaan jiray garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa maanta hakad galay, kadib shilkii shalay ku dhacay Diyaarad ay leedahay shirkadda...

View Article

Ku xigeenka QM oo Muqdisho kula shiray Madaxda dalka

Muqdisho-(Puntland Post)- Waxaa maanta galinkii dambe soo gaaray magaalada Muqdisho ku xigeenka Qaramada Midoobay ee dhinaca siyaasada,waxaana kusoo dhaweeyey garoonka diyaarada ee Aadan Cadde...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda fadaraalka,oo qoraal kasoo saartay imaanshaha ku xigeenka QM

Muqdisho-(Puntland Post)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabiley, Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee...

View Article

Duuliyihii diyaaradda Daallo oo ka warramay sidii ay wax u dhaceen

Muqdisho-(Puntland Post)-Wargayska The guardian ee kasoo baxa dalka Ingiriiska ayaa qoray isagoo soo xiganaya duuliyihii waday diyaaradii uu shalay dabku qabsaday ee Daalllo, in wixii dhacay ay...

View Article


Somali jet makes emergency landing in Mogadishu after onboard explosion

Mogadishu-(Puntland Post)-Man reported to have fallen out of hole in plane’s side following a blast that caused the flight to land at Mogadishu’s international airport. An explosion and fire blew a...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo maanta gaarey magaalada Qadho ee Gobolka karkaar.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafti Ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa saaka 04-Feb-2016 kasoo amba-baxay magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari isagoo kusoo...

View Article

Fadlan walaal SOO CAAWI MUNASAR JAAMAC MAXAMED

Waxaa Halkan idin kusoo Gudibayna Ilmo yar oo Madaxa Biyo ka galeen ama waynaaday ilmahaas oo ah saqiir kasoo jeeda qoys Danyar ah. Munasar Jaamac Maxamed Waa Sand Iyo Laba Bilood Jir Madaxa Ayaa Biyo...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>