Waxaa Halkan idin kusoo Gudibayna Ilmo yar oo Madaxa Biyo ka galeen ama waynaaday ilmahaas oo ah saqiir kasoo jeeda qoys Danyar ah.
Munasar Jaamac Maxamed Waa Sand Iyo Laba Bilood Jir Madaxa Ayaa Biyo Kaga Jiraan Waa Saqiir Reer Danyar Ah Ayuu Ka Soo Jeedaa Munasar, Runtii Markii Aad Aragtid Damiirkaagu Kuma Siinayo Inaad Sii Dul Taagnaatid.
Fadlan Aduunka Ayaa Wax La Isku Yahay waa Inaan kadamqana Ilmahan yar oo caawina wixii awoodeena ah walalayaal .
Waxaan idinka soo Gudbinaynaa Fariin Qiiradda Leh ee Qeexaysa Nolasha Dhabta ah ee Munasar Jaamac
Kala Xirir Ehelkiisa Walaaal.
+252907499305
+252907724205
+252907340091
DAAWO FARIIN LAGA SAMEEYAY “
The post Fadlan walaal SOO CAAWI MUNASAR JAAMAC MAXAMED appeared first on Puntland Post.