Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Barakacayaal kusugan Gaalkacyo oo ka cabanaya xaalad nolol xumo oo haysata

$
0
0

Gaalkacyo-(Puntland Post)- dad barakacayaala oo kusugan magaalada Gaalkacyo ee xaruna gobolka Mudug waxay ka cabanayaan nolosha ay ku nool yihiin oo ay sheegeen inay aad u liidato.

Barakacayaasha oo kusugan galbeedka Gaalkacyo waxay tilmaameen inaysan haysan cunto,biyo iyo xarun ay haweenku ku dhalaan, waxayna baaq udireen dowladda Puntland oo ay ka codsadeen inay gar gaar la soo gaaraan.

Carruurta ku nool kaamka ay ku noolyihiin  barakacayaashu oo lagu magacaabo Alle aamin ayaan haysan waxbarasho, mana awoodaan waalidka dhalay inay geeyaan Iskuulada magaalada.

Halkan ka DAAWO 

PUNTLAND POST

The post Barakacayaal kusugan Gaalkacyo oo ka cabanaya xaalad nolol xumo oo haysata appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>