Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Wargeyska Puntland Post oo qodobo muhiim ah Todobaadkan ku daabacay Cadadkiisa 115-aad

$
0
0

Garowe(Puntland Post)-Wargeyska Puntland Post oo ah Todobaadle Madax Banaan oo Talaadda kasta kasoo Baxa Caasimada Puntland ee Garowe ayaa Todobaadkan Cadadkiisa 115-aad, sanadka 4-aad, Taaladda 23, February 2016  ku daabacay  Warar, Maqaalo, Faalooyin, La talin Caafiimaad iyo Fursado Shaqo iyo Mahaariic Banaan.

Wargeyska waxaa laga helaa Inta badan Magaalooyinka waaweyn ee Puntland sida Garowe, Bosaaso, Galkacayo, Qardho iyo Burtinle.

Jpeg

Puntland Post

The post Wargeyska Puntland Post oo qodobo muhiim ah Todobaadkan ku daabacay Cadadkiisa 115-aad appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>