Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROWE: Guddiga Injineerada Puntland oo tababar loosoo xiray

GAROWE-(Puntland Post) Wasaradda howlaha guud iyo gaadiidka Puntland oo kaashanaysa hay’adda ILO ayaa maanta oo Axad ah magalada Garowe ugu soo gaba-gabaysay xubno ka socday guddiga Injineerada...

View Article


Shirweyne looga hadlayo deegaanka oo dhawaan lagu qaban doono Garowe

Garowe-(Puntland Post)-Wasiirka deegaanka dowladda Puntland Cali Cabdullaahi Warsame ayaa sheegay in bisha soo socota ee April Puntland lagu qaban doono shirweyne Qaran oo looga hadlayo deegaanka....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland Position On Constitutional Changes Made by the FGS

The post Puntland Position On Constitutional Changes Made by the FGS appeared first on Puntland Post.

View Article

Extended: CALL FOR PROPOSALS: Development of IDPs Registration Web Based System

The post Extended: CALL FOR PROPOSALS: Development of IDPs Registration Web Based System appeared first on Puntland Post.

View Article

Shir looga hadlayo Ganacsiga Soomaaliya oo maanta Istanbul ka furmaya

Istanbul-(Puntland Post)- Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa maanta ka fumaya shir looga hadlay maalgashiga iyo ganacsiga Soomaaliya,waxaa ka qayb gali doonta ganacsato Soomaaliyeed iyo kuwo u...

View Article


Madaxweyne Xasan oo maanta la filayo inuu uduulo Turkiga

Muqdisho-(Puntland Post)- Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafti uu hogaaminayo ayaa la filayaa maanta inay aadan dalka Turkiga gaar ahaan magaalada Istanbul. Waftiga madaxweynaha ayaa ka qayb gali...

View Article

Uganda oo sheegtay in Ciidamadeeda kaga sugan Soomaaliya ay sii joogi doonaan

Kampala-(Puntland Post)- Dowladda Uganda ayaa sheegtay in ciidamadeeda ka jooga Soomaaliya ay sii joogi doonaan ilaa inta ay ka guul gaarayaan muhiimada ay u tageen Soomaliya, waxaa sidaasi yiri masuul...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland oo ka qayb galay Mashruuc ku...

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey  ayaa maanta 22-Feb-2016 magaalada Garoowe kaga qayb galay munaasabad lagu daah furayey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe oo lagu daah-furay mashruuca Tamadarta Qoraxda ee shirkada NECSOM

GAROWE-(Puntland Post) Munaasibad lagu shaacinayo daah-furka mashruuca Tamarta qoraxda oo ay soo kordhisay shirkadda NEC ayaa maanta lagu qabtay magalada Garowe, waxana munaasiabdaasi kasoo qayb galay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Gobalka Nugaal oo dhagax dhigay guriga martida degmada Dongorayo

DONGORAYO-(Puntland Post) Gudoomiyaha gobalka Nugaal mudane Cumar Cabdilaahi Farawayne ayaa dhagax dhigay maanta guriga martida degmada Dongorayo kaasoo lagu dhisamayo nidaam ah iskaa wax u qabso,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wargeyska Puntland Post oo qodobo muhiim ah Todobaadkan ku daabacay...

Garowe(Puntland Post)-Wargeyska Puntland Post oo ah Todobaadle Madax Banaan oo Talaadda kasta kasoo Baxa Caasimada Puntland ee Garowe ayaa Todobaadkan Cadadkiisa 115-aad, sanadka 4-aad, Taaladda 23,...

View Article

Warbixin: Arsenal vs Barcelona – Gunners Ma awoodi Doontaa inay caawa iska...

Kulanka: Arsenal vs Barcelona lugta 1-aad ee wareegga 16-ka Champion league Garoonka: Emirates Stadium Wakhtiga: 10:45PM Saacada Geeska Africa Arsenal ayaa raadineysa inay natiijo niyadsami leh ka...

View Article

Dowladda fadaraalka oo ka hadashay dhacdadii garoonka Jomo Kenyatta

Muqdisho-(Puntland post)-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga xuntahay dhacdadii ka dhacday garoonka Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi, halkaas oo ay Transit ku ahaayeen wafdi uu hogaaminayay...

View Article


Request for Expression of Interest (CONSULTING SERVICES – FIRMS SELECTION) –...

The post Request for Expression of Interest (CONSULTING SERVICES – FIRMS SELECTION) – WALP – Project at MoEWT appeared first on Puntland Post.

View Article

Barcelona oo guul Dahabi ah ku soo gaadhay Emirates Stadium iyo messi oo 2...

Barcelona ayaa guul dahabi ah ku soo gaadhay Emirates Stadium kadib markii ay 2:0 ku soo garaacday kooxda ay martida u ahayd ee Arsenal. Kulan qaybtii danbe labada kooxood ay soo badhigeen qaab...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkadda Golis Oo Gaari Gudoonsiisay Wiil Arday Ah

Boosaso-(Puntland Post)-Munaasabad lagu qabtay xarunta wayn ee jaamacadda Bariga Africa ayaa shirkadda Golis Telecom Somalia ay ku wareejisay mid kamid ah hadiyadihii ugu qaalisaa ee ay la wadaagto...

View Article

Madaxweyne Obama oo qorshaynaya inuu xiro xabsiga Guwatanama

USA-(Puntland Post)-Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa golaha sare ee dalkiisa u gudbiyay qorshe uu ku doonayo inuu albaabbada isugu laabo xabsiga Guantanamo Bay. Obama ayaa soo jeediyay...

View Article


Axmed Madoobe oo lagu dhaliilay Shir uu dhawaan ka furay Kismaayo

Kismaayo-(Puntland Post)- Qaar kamid ah xildhibaanada dowladda fadaraalka ee kaso jeeda gobolada Jubbaland ayaa dhaliilay shir uu dhawaan Kismaayo ka furay,oo ay sheegeen in muhiimada shirku ahayd inay...

View Article

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo lagu soo dhaweeyey Qardho

Qardho-(Puntland Post)- Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay ayaa lagu soo dhaweeyey degmada Qardho ee gobolka Kar kaar. Camay iyo wafti uu hogaaminayo ayaa ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaradda Haweenka oo Garowe ku qabatay kulan looga hadlayo horumarinta Haweenka

GAROWE-(Puntland Post) Wasaradda Haweenka Puntland ayaa maanta magalada Garowe ku qabatay kulan balaaran oo lagu gorfeynayay xoojinta kaalinta haweenka ee arrimaha siyaasada iyo tan bulshada,waxana...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>