Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

RW Cumar maanta mar kale baarlamaanka hortagaya

$
0
0

Muqdisho-(Puntland Post)- Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa maanta mar kale hortaga golaha baarlamaanka,isagoo shalayna hortagay golaha.

Golaha ayaa Ra’iisul wasaaraha waydiin doono su’aalo ku saabsan xaalada amaan ee dalka,iyagoo ay sii badanayaan weerarada Alshabaab,qaarka tirsan Saraakiisha amaanka ayaa iyaguna Baarlamaanka hortagi doona.

Kulankii shalay ayaa ahaa mid albaabadu uxirnaayeen oo warbaahinta aysan waxbadan ka ogayn waxyaabaha gaar ah ee Cumr Cabdirashiid ay Xildhibaanadu waydiinayeen,balse wararka ayaa sheegaya in goluhu ay Ra’iisul wasaaraha waydiiyeen amaanka dalka.

Maanta ayaa sidii shalay oo kale waxaa wax ka waydiin doonaan amaanka dalka iyo qaraxyada Alshabaab ee sii kordhaya.

PUNTLAND POST

The post RW Cumar maanta mar kale baarlamaanka hortagaya appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>