Qoraal ka soo Baxay Xafiiska Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa loogu Yeray Ururada Siyaasadda Puntland inay ku soo Gudbistaan Musharaxiinta u matalaya Doorashooyinka Golayaasha Deeganka ee Puntland, Haddaba Qoraalka Guddiga Doorashooyinka oo ku saxiixna Gudoomiyaha Guddiga Maxamed Xasan Barre ayaa u qornaa sidan.