Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

TPEC: Ogeysiis ku socda Ururada Siyaasada Puntland

Qoraal ka soo Baxay Xafiiska Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa loogu Yeray Ururada Siyaasadda Puntland inay ku soo Gudbistaan Musharaxiinta u matalaya Doorashooyinka Golayaasha Deeganka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: Madaxweynaha Puntland oo magacaabey Agaasimaha Warbaahinta Puntland

Garoowe: (pp)- Axmed Maxamed Cali oo horey uga mid ahaa shaqaalaha laanta Afka Somaliga ee BBC-da ayaa Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/raxmaan Shiikh Maxamed uu u magacaabey Agaasimaha guud ee...

View Article


Akhriso: Qodobadii laga soo saarey Shirkii London.

London: (pp)- Goor dhoweyd ayaa caawa lagu soo gabogabeeyey magaalada London shirkii Somalia oo ay ka soo qaybgaleen in ka badan 50 dal oo dunidada ah iyo ururo caalami ah. Shirkan ayaa waxa si wadajir...

View Article

Garowe: UDAD oo ka qeyb gali doonta doorashooyinka golaha deegaanka Puntland

Garowe: (pp)- Urur siyaasadeedka UDAD oo ka mid ah Ururada Puntland horayna u qaadacay ka qayb galka doorashda golaha degaanka ayaa maanta ku dhawaaqay inay ka qayb galayaan doorashda golayaasha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khilaafka Ergooyinkii Jubbooyinka oo soo dhamaaday iyo Doorasho Madaxweyne oo...

Warar sugan oo Puntlandpost heshay ayaa sheegaya in la dhameeyey qilaaf ka jiray Beelaha , iyadoo maalmaha soo socda la filayo in la doorto madaxweynaha Jubbaland State of Soomaaliya. Khilaafka...

View Article


Faallo:Beesha Caalamka ha ka fiirsato taageerada halka dhinac ee Muqdisho.

Bosaso: (pp)- Waxaa shaki ku jirin in Soomaaliya magac ahaan loo dhisay Maamul Dowladeed oo leh Dastuur Federaal ku saleysan, balse weli ma helin Dadka Soomaaliyeed Madax Qaran ooku fekeraya guud ahaan...

View Article

Hogaamiye ka tirsan Alshabab oo sheegey in la diley Abuu Mansuur Al Amriki .

Buulo Burde: (pp)- Mid ka mid ah saraakiisha horjoogayaasha Kooxda Alshabab ayaa caawa khudbad uu ka jeediyey masjid ku yaal Degmada Buulo burde ee Gobolka Hiiraan ayuu ku sheegey in kooxo taageersan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

LONDON: Ururka Sahal oo cambaareeyey eexda tabinta wararka idaacada VAO Somali

London: (pp)-  Ururka Sahal waxuu si adag cambaarayn dusha uga tuurayaa hab dhaqanka iyo eexda tabinta wararka ay ku dhaqanto idaacada VAO Somali. Waxaa nasiib darro in idaacadani ay ummadda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

LONDON: Madaxweynaha DF ee Soomaaliya oo London kula kulmay ganacsato iyo...

London: (pp)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Maxamud oo khudbad ka jeediyey shirka Ganacsatada iyo Maalgeliyeyaasha oo maanta ka dhacay London ayaa yiri...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ujeedadii banaanbixii London,Sidoo kale daawo sawirada bananbaxayasha

Dibadbax aad u balaaran oo ay kasoo qaybgaleen dad ka badan 750 qof oo isugu jira qaybaha kala duwan ee jaaliyadaha UK iyo dad kale oo ka kala yimid Wadamada Qaaradda Yurub ayaa 7-5-2013 ka dhacay...

View Article

Maqaal: Taariikhda Nidaamka Federaalka iyo Somalidii horre dib u akhriso.

Soomaalidu waa umad taariikh dheer leh bay ahayd, balse musiibooyinka umada Soomaaliyeed ku dhacay ayaa waxaa ka mid ahayd, iyadoo Gumaystihii intuu dalkoodu yimid islamarkaasna gumaystay, ayuu ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaliyada Puntland ee Jarmalka oo ka tacsiyaynaysa geeridii Eng. Yasin Jamac...

Dhamaan Jaaliyada Puntland iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Jarmalka, waxay si wada jir ah uga tacsiyaynayaan geeridii Allaha u naxariistee Eng. Yasin Jamac (Magten) oo dhawaan ku geeriyooday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ergooyinkii Jubbooyinka oo la qaybsaday iyo hogaamiyaha Jubbaland State oo la...

Kismaayo: (pp)-  Warar sugan oo ay Puntlandpost ay ka helayso guddaha magaalada Kismaayo ee xarrunta gobolka J/hoose,  ayaa xaqiijinaya in  maanta la soo gaba-gabeeyey qaysiga Ergooyinka dooranaya...

View Article


Ciidamo ka tirsan DF oo Baydhabo ku dagaalamey.

Baydhabo: (pp)- Labo ciidan oo ka wada tirsan DF ayaa ku dagaalamay Degmada Baydhabo ka dib markii sida la sheegey maamulka degmada baydhabo uu amar ku bixiyey in magaalada laga saaro ciidamo ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: TPEC iyo Ururada oo heshiis kala saxiixdey,Sawiro.

Garoowe: (pp)- Shir galinkii danbe ee maanta ka dhacay xarunta hay,adda Cilmi baarista PDRC ayaa waxaa ku kulmey Guddiga KMG ee Doorashooyinka Puntland TPEC iyo Ururada Siyaasada Puntland. Kulanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MINNESOTA: soo dhawaytii fiqi bashiir cabdile cusmaan ee Minnesota (sawiro...

Minnisota: (pp)-  Xaflad heer sare loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynayay Fiqi Bashiir Abdulle Osman oo ka mid ah salaadiinta Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Ramada Hotel international Airoport ee ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gen. Cadow, Puntland horay u socotaaye , ha’niyad jebin (Dar-daaran)

Waxaa maalinkii shalay halmar ka soo baxay Kanadalasa Soomaalida Madaxweynihii hore ee Puntland Gen. Cadde Muuse Xirsi oo ka yaabiyey shacabweynaha Puntland, kaddib markii uu sheegay in Doorashada soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland tanaadaye yaan dib loo dhigin.

Alle ayey mahadoo dhan u sugnaatay, waxaan donayaa inaan maqaalkan kaga hadlo arimaha iyo siyaasadaha cusub ee ay wajahday Puntland, sida aan la soconaba Puntland tan iyo markii la asaasay 1998 waxay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faysal Cali Waraabe oo ka soo dhex muuqday Xaflad loo sameeyey Xasan Sheekh

Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Feysal Cali Waraabe ayaa lagu dhex arkay Xaflad loogu sameeyey magaalada Birmigham Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi la socday oo asbuucan bilowgiisii shir...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharaxiinta Jubbaland oo 3000$ ku gelaya Doorashada & Beelo weli ka...

Waxaa la guddagalay wejiyadii ugu danbeeyey ee  shirka maamul usamaynta beelaha jubbooyinka iyadoo maalinkii shalay Beelaha Kablalaxa ee Absamaha iyo Hartiga faraha laga saaray ergooyinka ay xaqa u...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>