Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Wararkii Ugu Dambeeyay ee Weerarkii Hotel Ambassador

$
0
0

Qaraxyo Xoogan Iyo Rasaas ayaa Saaka laga Maqlayaa Gudaha Hotelka Ambassador Ee Magaalada Muqdisho.

Dadweyne  Aad Ufarabadan ayaa Iskugu Soo baxay Agagaarka Hotel Ambassador iyadoo Dadkaa Oo intooda badan ka maqan yihiin Dadkooda.

Ugu yaraan 15 Ruux ayaa ku Geeriyootay 2 kamida ay yihiin Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka soomaaliya.

Saraakiisha Caafimaadka Ayaa Warbaahinta u  sheegay In dhaawacyadu  kor u dhaafayo 50 Ruux.

Wixi War ah ee Kusoo Kordha kala soco Puntland Post Insha allah

Siciid Hassan

PUNTLAND POST

Muqdisho

The post Wararkii Ugu Dambeeyay ee Weerarkii Hotel Ambassador appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>