Madaxweynaha Turkiga oo socdaalkiisa Bariga Afrika ka bilaabay Dalka Uganda
Madaxweyne Erdogan iyo Xaaskiisa, markii ay gareen Kampala Kampala(Puntland Post)-Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan oo socdaal ku maraaya Dalalka Geeska Afrika ayaa xalay siweyn loogu soo...
View ArticleDabley hubaysan oo weeraray mid kamid ah xarumaha Dawlada Soomaaliya ku...
Muqdisho(Puntland Post)-Dabley si aada u hubaysan ayaa weerar ku qaaday Iskuulka Hoose, Dhexe & Sare ee lagu magacaabo Baarbe oo ku yaal Degmada Dharkaynlay ee Gobalka Banaadir. Kooxdan oo lagu...
View ArticleKenaya oo shaacisay ugu danbayn bisha Nofembar inay xiri doonto xeryaha...
Nairobi(Puntland Post)-Wasiirka Arimaha Gudaha Dalka Kenya Joseph Nkaisserry ayaa shaaciyey inay albaabada u laabi doonaan Bisha Nofembar ee Sanadkan xeryaha qaxoogtiga Dhadhaab oo ku yaala Gobalka...
View ArticleJubbaland oo soo bandhigtay maydka saraakiil sare oo katirsanaa Al-shabaab
Maxamed Duladayn, oo lagu eedeyey maskaxdii ka dambaysay weeerarkii Jaamacada Garisa ee lagu dilay 148 arday, oo laagu dilay Buulo-gaduud Kismaayo(Puntland Post)-Ciidamada Dawlada Gobaleedka Jubbaland...
View ArticleWasaarada Ganacsiga Puntland oo baaraysa tayada badeecadaha soo gala Dalka
Garowe(Puntland Post)-Wasiirka Ganacsiga Dawlada Puntland Cabdiwali Xirsi Cabdulle(Indha-guran) ayaa sheegay inay Wasaaraadiisu samaysay waax ama qayb u xil saaran baarista tayada badeecadaha soo...
View ArticleSarkaal kasoo jeeda Jabuuti oo loo magacaabay taliyaha guud ee Ciidamada AMISOM
Urur weynaha Midowga Afrika ayaa Jeneraal Cismaan Nuur Subagle oo kasoo jeeda Jamhuuriyada Jabuuti u Magacaabay inuu noqda taliyaha Guud ee Ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee Ka hawl-gala...
View ArticleWarkii u danbeeyey: Ilaalada Hotel Ambassador oo toogtey mid kamida kooxda...
Muqdisho-(Puntland Post) Wararkii ugu dabeeyey ee aan ka helayno Hotel Ambassador Muqdisho ayaa sheegaya, in ciidamada ilaalada Hotelku ay toogasho ku dileen mid kamida kooxaha Hotelka soo weeraray....
View ArticleLabo Xildhibaan oo ku geeriyooday weerarkii Hotel Ambasador
Muqdisho, (Puntland Post) — Xildhibaanno ka tirsanaa baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ku geeriyooday weerarkii gelikii dambe ee maanta lagu qaaday huteelka Ambaasador ee Muqdisho. Wakaaladda...
View ArticleWararkii Ugu Dambeeyay ee Weerarkii Hotel Ambassador
Qaraxyo Xoogan Iyo Rasaas ayaa Saaka laga Maqlayaa Gudaha Hotelka Ambassador Ee Magaalada Muqdisho. Dadweyne Aad Ufarabadan ayaa Iskugu Soo baxay Agagaarka Hotel Ambassador iyadoo Dadkaa Oo intooda...
View ArticleCiidamada Gaashaan oo soo Afjaray weerarkii Hotel Ambassador
Ciidamada sida gaarka ah utababaran ee Gaashaan ayaa si toos ah ula wareegay gacan ku haynta Hotel Ambassador ee Magaalada Muqdisho oo ilaa iyo xalay qaraxyo iyo rasaas laga maqlayey. Ciidamada...
View ArticleWasiirka Amniga, Wasiirka Warfaafinta iyo Taliyaha NISA oo gaaray Hotel...
Muqdisho-(Puntland Post) Wasiirka Amniga C/risaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo taliyaha Nabad-Sugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA C/raxmaan Tuuryare ayaa gaaray...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh iyo Xoghayaha Arrimaha Dibedda Ingiriiska oo kulmay
Wasiirka Arimaha Dibadda Ingiriiska oo la shiray xasan Sheekh Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Xoghayaha...
View ArticleDood cilmiyeed looga hadley soo xulidda xildhibaanada Federaalka oo Qardho...
Mac-hadka Cilmibaarista iyo Daraasaadka Siyaasadda ee Hayaan ayaa habeenimadii Arbacada ee 01 Juun magaalada Qardho ku qabtey dood cilmiyeed looga hadlaayey Doorashada 2016. Doodan waxaa ka qaybqaatey...
View ArticleMadaxweynaha Turkiga oo maanta laga sugaayo Magaalada Muqdisho
Muqdisho(Puntland Post)-Maanta oo jimce ah waxaa laga sugayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya Madaxweynaha Dalka Turkiga RacepTayyip Erdoğan, oo booqasho rasmi ah ku imaanaaya Dalka...
View ArticleMadaxwaynaha Turkiga oo lagu soo dhaweeyay magalada Muqdisho
Muqdisho(Puntland Post) Madaxwaynaha waddanka Turkey ayaa lagu soo dhaweeyay magalada Muqdisho Caasimadda Soomaaliya, soo dhaweyniisa waxaa ka qayb galay madaxda DFS,Diblumaasiyiin iyo madaxda...
View ArticleMadaxwayne Gaas oo ka qayb galay xafladda lagu daahfurayay safaaradda Turkey...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo oo muhim ah u jooga magaalada Muqdisho ayaa maanta 3-June-2016 ka qayb galay munaasabad xarigga looga jarayey dhismaha...
View ArticleWasiirka hawlaha guud oo xariga ka jaray guryo casriya oo caasimada Garowe...
Garowe(Puntland Post)-Wasiirka Hawlaha guud iyo Gadiidka Dawlada Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa xariga ka jaray guryo Casri oo laga hirgeliyey Caasimada Puntland ee Garowe, waxaana xarig ka...
View ArticleWar-murtiyeed laga soo saaray shirka madasha wadatashiga Qaran
Muqdisho(Puntland post)-Shirkii maalmihii u danbeeyey ka socday Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa laga soo saaray war-murtiyeed 5 qodob ka kooban, kuwaas oo la sheegay inay ku heshiiyeen...
View ArticleFeeryahankii qarniga Maxamed Cali Kalay oo Da’da 74 sano ku geeriyooday
Maxamed Cali Kalay oo geriyooday Arizona(Puntland Post)-Feeryahankii qarnigan ugu caansanaa Maxamed Cali Kalay ayaa goor dhawayd ku geeriyooday Isbitaal ku yaala Gobalka Arizona ee Dalka Maraykanka...
View ArticleAmal Bank,ILO iyo LED Forum ( Gudiga Hormarinta Degmooyinka) oo Maalgalin u...
Garowe(Puntland Post)-Wuxu si habsamileh u fuliyay Bangiga Amal Barnaamijka maaligalinta fudud oo lagu caawinaayo ganacsatada yar-yar, sidii ay u hormarin lahaayeen gancsigooda,waana qardhul xassan oo...
View Article