Baydhabo-(Puntland Post) Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari ayaa kulamo gooni gooni ah Baydhabo kula qaadanaya wax garadka Iyo siyaasiyiinta Baydhabo ku nool.
Kulamadaa uu laqaadanayo jaawaari dadka reer Baydhabo ayaa ku saabsan sidii dadka ku nool Baaydhabo uga qeeb qaadan lahaayeen soo dhaweynta Madaxda ka qeeb galeysa shirka Madasha wadatashiga Qaran ee lagu wado in Baaydhabo uu ka furmo.
Ila wareedyo igu kalsoon yahay aya Puntland Post u xaqiijiyey in uu maalinta barito ah baaqday shirka madasha wadatashiga qaran islamarkaana shirka uu furmi doono 25 Bishan Ee aan kuguda jirno.
Ilaahada lama Ooga sabata rasmigaa ee ka danbeysa in shirka uu baaqdo
Shirka Madasha wadatashiga Qaran ee baydhabo ka Furmaya ayaa daba socda shirakii Madaxdu ku yeeshen magaalada Muqdisho
Siciid Xasan
Puntland Post
Muqdisho.So
The post Shirkii Baydhabo oo Dib u Dhac ku yimid iyo jawaari oo Shirar laleh Dadka Reer Baydhabo appeared first on Puntland Post.