Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Qarax ka dhacay Turkiga oo 36 Qof ku dhinteen 100 kalana ku Dhaawacmeen

$
0
0

Istanbul-(Puntland Post) Ugu yaraan 36 ayaa ku dhimatay 100 kalana way ku dhaaawacmeen weerar loo adeegsaday bambooyin iyo qoryo, kaasoo lagu qaaday garoonka dayaaradaha ee magaalada Istanbul.

Weerarka ayaa waxaa sooqaaday 3 qof oo is miidaamiyey iyo qof kale oo boolisku toogasho ku dileen .

Ninka la toogtay oo AK47 ku hubeysnaa ayaa la sheegay in uu rasaas la beegsaday Terminalka Garoonka ay ka soo deggaan dadka ajaaniibta ee booqashada ku imaanaysa dalkaasi.

Madaxweynaha Turkiga Raccep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in weerarka lagu qaaday garoonka dayaaradaha ee istanbul looga gol lahaa in lagu abuuro borobagaando ka dhan ah dalkiisa ayadoo la isticmaalayo dhiiga iyo xanuunka dadka aan waxba galabsan.

Turkigu wuxuu weerarka ku eedeeyey kooxda Ururka Daacish.

Paramedics help the injured outside Turkey's largest airport, Istanbul Ataturk, Turkey, following a blast June 28, 2016. REUTERS/Ismail Coskun/IHLAS News Agency

Armed security man escorts people from a carpark at Istanbul Ataturk airport, Turkey, following a blast June 28, 2016. REUTERS/Goran Tomasevic

turki

People leave Turkey's largest airport, Istanbul Ataturk, Turkey, following a blast June 28, 2016. REUTERS/Osman Orsal

People leave Turkey's largest airport, Istanbul Ataturk, Turkey, following a blast June 28, 2016. REUTERS/Murad Sezer

Airline crew members leave Turkey's largest airport, Istanbul Ataturk, Turkey, following a blast June 28, 2016. REUTERS/Murad Sezer

Forensic experts work outside Turkey's largest airport, Istanbul Ataturk, Turkey, following a blast, June 28, 2016. REUTERS/Murad Sezer
PUNTLAND POST

The post Qarax ka dhacay Turkiga oo 36 Qof ku dhinteen 100 kalana ku Dhaawacmeen appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>