Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxweyne Soomaaliya oo magacaabay Guddiga Doorashada Heer Federaal oo dib u habeyn lagu sameeyay

$
0
0

Muqdisho-(Puntland Post) Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabey Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Heer Federaal oo dib u habeyn kooban lagu sameeyay xubnihiisa.

Guddigan ayaa waxaa uu ka kooban yahay 22 xubnood oo magacyadooda ay hoos ku xusan yihiin:

  1. Cumar Maxamed Cabdulle
    2. Mustaqiim Wayd
    3. Maxamed Kaynaan
    4. Saciid Jaamac Cali (Qoorsheel)
    5. Nafisa Geeddi Santuur
    6. Maxamed Cali Diiriye
    7. Cabdiraxmaan Sheekh Mucaawiye
    8. Deeqa Yaasiin Xaaji Yuusuf
    9. Saciido Maxamed Musciid
    10. Aweys Abuukar Sokorow
    11. Sahra Cabdi Xuseen Jaamac
    12. Burhaan Cilmi Xirsi
    13. Cabdicasiis Sheekh Xuseen Dayib
    14. Cabdulllaahi Cali Aadan Garoon
    15. Salaad Cali Ibraahim Catoos
    16. Aadan Cabdinaasir Maxamed
    17. Cabdullaahi Salaad Yarow
    18. Yaasiin Cabdi Jaamac
    19. Axmed Maxamed Saciid
    20. Fardowsa Maxamed Ducaale
    21. Aamina Cabdullaahi Dheeroow
    22. Raaxo Maxamed Janaqow

Waxaa la baabi’iyay xeer kasta oo kan ka horreeyay oo ka hor imaanaya magacaabistan cusub.

Guddigan waxaa hawshiisu noqon doontaa dejinta qorshe hirgelin oo faahfaahsan iyo jadwalka doorashada (kalandarka doorashada) iyo inuu ku dhawaaqo taariikhda ay dhacayaan doorashooyinka sannadka 2016.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Soomaaliya oo magacaabay Guddiga Doorashada Heer Federaal oo dib u habeyn lagu sameeyay appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>