Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Marti Galiyaasha Tartanka Qaramada Yurub Ee France Oo u Soo baxay Finalka Euro 2016

$
0
0

Xulka qaranka France ayaa u soo baxay finalka tartanka ay koobkiisa marti galinayaan ee Euro 2016 kadib markii ay 2:0 ku garaaceen xulka qaranka koobka aduunka haysta ee Germany.

Antoine Griezmann ayaa xulka qaranka ka caawiyay in ay u soo baxaan finalka tartanka qaramada Yurub kadib markii uu laba goo loo uu dhaliyay Daqiiqadihii 45 aad iyo 72aad ku garaacay xulka qaranka Germany.  Antoine Griezmann ayaa lix gool ku qabtay hogaanka gool dhalinta Euoro 2016 wuxuuna sidoo kale sameeyay intii uu tartanku socday laba gool caawin ah.

Xulka qaranka France ayaa finalka tartanka qaramada Yurub ee Euro 2016 la ciyaari doona Portugal oo iyaguna habeen hore u soo baxay finalka kadib markii ay 2:0 ku garaaceen Wales.  Antoine Griezmann iyo Cristiano Ronlado ayaa muddo dhawr bilood gudaheed ah iskaga hor iman doona final kale iyaga oo hore iskugu soo arkay finalkii Champions Leaque-ga.

farance 1

farance3

farance4

Farance

farance2

PUNTLAND POST

The post Marti Galiyaasha Tartanka Qaramada Yurub Ee France Oo u Soo baxay Finalka Euro 2016 appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>