Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxweyne Gaas oo lacag siiyey xulka kubbada cagta PL

$
0
0

Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lacag abaal marin ah  gudoonsiiyay tiro ka badan 20 ciyaartoy iyo masuuliyiintooda oo ka tirsan xulka kubbada cagta Puntland Ka dib markii kooxdu kala soo qeyb-gashay madaxda dowlada iyo shacabka xaflada caawa lagu maamuusayo sanad guurada 18aad ee kasoo wareegtay aas aaskii Puntland.

Madaxweyne Gaas ayaa ciyaar-yahan kasta waxa uu gudoonsiiyey lacag (kun) 1,000 dollar ah iyo Abaalmarino kale oo uu ugu talo-galay inuu ku dhiiri galiyo dhalinyarada  guusha taariikhiga ah usoo hoyay Puntland.

Abaal marintan ayuu gudoonsiiyey ciyaartooyda Madaxweynaha Puntland bilowgii xafladda kowda Augst ee lagu qabtey magaalada Garowe

Abshir Dhiirane

Xafiiska Wararka Garowe

Puntlandpost.com

The post Madaxweyne Gaas oo lacag siiyey xulka kubbada cagta PL appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>