Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Shir Garowe uga furmay Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo EU-da

$
0
0

Kulan dib u eegis loogu sameynayo 6-dii bilood ee lasoo dhaafey Mashruuca Waa Iftiin Waxbarashadu ayaa maanta ka furmay magaalada Garowe, Waxaana kasoo qeyb galay saraakiil ka socota Midowga Yurub oo maalgaliya mashruucan iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada Puntland.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Puntland Dr Abshir Awciise ayaa furay kulanka oo ay goob joog u yihiin Hay,addaha Wasaaradda kala shaqeeya mashruucan oo ah kan ugu balaaran ee Midowga Yurub ka taageero Puntland.

Dr Abshir Awciise ayaa sheegey in kulanku soconayo ilaa maanta galinka danbe islamarkaana mashruucani uu yahay mid wax weyn ka tara dhismayaasha iskuulada, tababarada macalimiinta , Scholarship-yada hadana lagu gudo jiro wajigiisii 2aad .

Wasiirka ayaa intaas ku daray inta kulanku socdo in diirada lagu saarayo wax-qabadka mashruuca lixdii bilood ee lasoo dhaafey Sidoo kalena looga arrinsanayo wax-qabadka lixda bilood ee soo socota.

Daawo Sawirada.

DSCN2025 DSCN2026 DSCN2027 DSCN2028 DSCN2029 DSCN2030 DSCN2031  DSCN2033 DSCN2034 DSCN2035  DSCN2037 DSCN2039 DSCN2040 DSCN2041 DSCN2042 DSCN2043 DSCN2046 DSCN2047 DSCN2048 DSCN2049 DSCN2051 DSCN2052 DSCN2055Abshir Xaaji Abdulaahi

Xafiiska Wararka Garowe

Puntlandpost.com

The post Shir Garowe uga furmay Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo EU-da appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>