Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Xaabsade oo ku baaqay in Somaliland laga saaro SSC

$
0
0

Warbaahinta PUNTLANDPOST ayaa halkan kusoo gudbinaysa Khudbad uu habeen ka hor ka jeediyey  Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade munaasabadii Garowe lagu xusay 1 Augsto sanad guuradii 18 aad ee kasoo wareegtey aas aaskii  Puntland .

Siyaasi Xaabsade oo sanad ka badan ku sugnaa magaalada Garowe ayaa inta badan uga hadlay khudbadiisa sidii looga shaqeyn lahaa in lagu soo celiyo gacanta maamulka Puntland deegaano ka tirsan gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn , Kuwaas oo uu sheegey  inay haystaan ciidamo aan u dhalan .

Hadalka Xaabsade ayaa imaanaya xilli siyaasiin uu ka mid yahay lagu eedeeyo inay ku lug lahaayeen qabsashadii Somaliland ee magaalada Laas-caano bishii October sanadkii 2007.

Daawo Khudbada Siyaasi Xaabsade.

Abshir Abdulaahi Mohamed

Email:- Abshirdhiirane@gmail.com

Xafiiska Wararka Garowe

PUNTLANDPOST.COM

The post Xaabsade oo ku baaqay in Somaliland laga saaro SSC appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>