Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22952

Jaamacadaha Bariga Africa iyo Lincoln University College-Malaysia oo kala saxiixday heshiis

$
0
0

Jaamacadda Bariga Afrika – Soomaaliya iyo jaamacadda Lincoln University College-Malaysia  ayaa magaalada Garowe ku kala saxiixday heshiis ah,  in Labada jaamacadood ay iska kaashadaan aqoonta sare ee Master-ka.

Waxayna Labada jaamacadood ku heshiiyeen in ay wada bilaabaan kuliyaddaha kala ah:
1. Social work
2. Public administration
3. Nursing
4. Business administration
5. Islamic Banking and finance

Dr. Amiya, guddomiye Ku Xigeenka jaamacadda Lincoln ayaa kawarbixiyey iskaashiga Labada jaamacadood Iyo guulaha ay jaamacaddiisu ku tilaabsatay,  wuxuuna sheegay ardayga waxkabaranaya EAU inuu lamid yahay arday waxkabaranaya gudaha jaamacadda Lincoln, Sh. Maxamed Godane Xoosh oo kamid ah asaasayaasha  jaamacadda Bariga Afrika ayaa tilmaamay sidar ay diyaar ugu tahay jaamacaddu in barnaamijyadaas umadda looga faaideeyo

Goobta waxaa dhiirigalin iyo hanbalyeyn ka jeediyey wasiirka tacliinta sare Pro: Abshir  Yuusuf Ciise Iyo agaasimaha wasaaradda Maxamed Cabdiqaadir waxayna sheegeen in ay markhaati ka yihiin saxiixa ayna bulshada ugu baaqayaan in ay ka faaidaystaan waxbarashadaan

Guddomiye Ku Xigeenka guud ee Jaamacadda Bariga Afrika Mudane Maxamed Maxamuud Ciise Iyo Dr. AMIYA ayaa heshiis ka qalinka ku duugay.

eau1

eau2

eau3

eau4

eau5

eau6

eau7

eau8

eau9

eau10

eau11

eau12

PUNTLAND POST

The post Jaamacadaha Bariga Africa iyo Lincoln University College-Malaysia oo kala saxiixday heshiis appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22952

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>