Khaatumo oo wada hadal la furtay Somaliland
Khaatumo ayaa xaqiijisay wada hadal ay la fureyso Somaliland, waxaana gaarey degmada Caynaba ee Gobolka Sool wafti ka socda maamulka Cali Khaliif Galeyr , oo la filayo inay halkaas kula kulmaan xubno...
View ArticleNatiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...
SHiikh SHariif Axmed, madax-weyne ayuu noqday, barlamaan 275 xubnood ka kooban oo isaga keliya loo aqoonsanyahay baa la samaysmay, guddoomiye SHiikh Aadan Madoobe, wixii dhacayay wuu arkayay, wuu...
View ArticleJaamacadaha Bariga Africa iyo Lincoln University College-Malaysia oo kala...
Jaamacadda Bariga Afrika – Soomaaliya iyo jaamacadda Lincoln University College-Malaysia ayaa magaalada Garowe ku kala saxiixday heshiis ah, in Labada jaamacadood ay iska kaashadaan aqoonta sare ee...
View ArticleGarab ka mid ah khaatumo oo ka horyimid wada hadalka S/land
Gudoomiyaha Baarlamanka Khaatumo ayaa ka horyimid wada hadalka Wasiiro ka tirsan maamulka Cali Khaliif Galayr kula jiro Somaliland , Wuxuuna ku baaqay in 4 beri gudahood la isugu yimaado shir,...
View ArticleXasan Sheekh oo ku baaqay joojinta colaada Koonfurta Sudan
Hoggaamiyeyaasha waddamada IGAD ayaa shir deg-deg ah oo looga hadlayo xaaladda Koonfuurta Suudaan uga furmay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia, Waxaana kazoo qeyb galay shirkan...
View ArticleAl-shabaab oo Madaafiic Qasaare Geeystay ku Garaacay Magaalada Baydhabo
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay Ayaa waxa ay Sheegayaan in halkaasi Kooxda Al-Shabaab Ay ku Garaaceen Madaafiic Qasaare geeysatay. Madaafiicda ayaa ku hoobaneeysay...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo Sheegay in Dib loo digay Waqtiga doorashada Dalka ay...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas oo Magaalada Muqdisho uga qeeybgalaya Shirka Hanaanka Doorashooyinka Dalka ayaa sheegay in la isku Afgartay in doorashda Dalka Sanadkaan ka...
View ArticleSoomaaliya oo bisha soo socota martigelineysa Shir Madaxeedka Urur Goboleedka...
Muqdisho-(Puntland Post) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho kadib markii uu magaalada Addis Ababa ee dalka...
View ArticleNatiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...
Intii uu socday Khilaafkii ra’iisal wazaar Nuur-Cadde iyo Madax-weyne Cabdullaahi Yuusuf ayaa waxaa jiray dad badan oo ka mid ahaa labada gole ee dowladda oo jeclaa inay dowladda ka gudubto...
View ArticlePuntland oo Bosaso kasoo Amba bixisay Baabuur Xamuula
Maamulka gobolka Bari iyo Kan Dekedda Bosaso ayaa si guul ah u dajiyay markabkii mucaawinada ahaa ee Turkigu ugu deeqday Puntland, Galmudug iyo Hiiraan Islamarkaana dejintiisu qaadatey muddo 48...
View ArticleMaamulka garoonka diyaaradaha C/laahi Yusuf oo beeniyey warar been abuur ah
Galkacyo-(Puntland Post) Mareeyaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo Siciid C/raxmaan Yusuf Dhagaweyne ayaa beeniyey warar ay baahiyeen warbaahinta qaar oo sheegaya in ay ciidamo ka tirsan...
View ArticleWarbixin+Sawirro:Madaxweynaha dawladda Puntland oo Muqdisho kulamo kula...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo oo muhim ah u jooga magaalada Muqdisho ayaa maanta 06 August, 2016 Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho kulan kula qaatay...
View ArticleNatiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...
Waxaa kale oo Matt Bryden in badan dadka yaqaana ay ku tilmaameen inuu ahaa nin musuqmqqasuq aad u yaqaana isl markaasna dhiirri geliya, waxaa kaloo lagu eedeeyay in saraakiisha hoose ee dowladda u...
View ArticleReal Madrid iyo Sevilla oo ku Balansan Finalka UEFA Super Cup-ka
Kooxaha Real Madrid iyo Sevilla ayaa caawa isaga hor iman doona Trondhein iyadoo la xasuusto in labadaan kooxood ay ku kulmeen finalkii UEFA Super Cup ee 2014 ka dhacay Cardiff markaas oo ay Madrid ku...
View ArticleManchester United oo la Soo Wareegtay Pogba
Kooxda Manchester United ee horyaalka Premier League-ga ayaa shaacisay in ay la soo wareegtay laacibka reer france ee Paul Pogba iyadoo ka soo iibsatay kooxda reer Talyaani ee Juventus. Manchester...
View ArticleErdogan iyo Putin oo kulamo ku qaadanaaya Moskow
Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa u safray Magaalada Moskow ee Dalka Ruushka si uu kulamo ula qaato dhigiisa Ruuska Vladimir Putin markii ugu horaysay tan iyo markii bishii Nofeembar...
View ArticleWar-Murtiyeed ka Soo baxay Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran
Muqdisho-(Puntland Post) Madasha Hoggaanka Qaran ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 02 – 09 Agoosto 2016ka. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan...
View ArticlePuntland iyo Hay,adda Care oo ka wada hadlay Fidinta Caafimaadka
Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Cabdinaasir Cuuke ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay wafti uu hogaaminayo Madaxa ugu sareeya Hay,adda Care Somalia Raheel Nasir Chaudhary , Waxayna ka wada hadleen...
View ArticleShirkii Madasha wadatashiga Qaran oo Maanta lagu soo xiray Magaalada Muqdisho
The post Shirkii Madasha wadatashiga Qaran oo Maanta lagu soo xiray Magaalada Muqdisho appeared first on Puntland Post.
View ArticleRa’iisul Wasaare Cumar ayaa magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed (GHDDDG) ee Sanadka...
View Article