Safiirka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee dalka Baxreyn Daahir Jili ayaa warqadihiisa aqoonsiga u gudbiyay wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaasi. Baxreyn
Khaalid Al-Khaliifa wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Baxreyn ayaa ka guddoomay safiirka. Soomaliya u fadhiya doona Baxreyn
Safiirka soomaliya ee dalka Baxreyn Daahir jili iyo wasiirka arimaha dibada ee dalkaasi Khalid Al Khaalif ayaa kawada hadalay xiriirka kawada dhexeeya labadan dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa
Dawalada somaliya iyo dawalada dalka Baxreyn wax ay doonayaan in ay adkeeyan xiriirka u dhexeeya labadan dal iskana kaashadan sidii somaliya looga tagaeeri lahaa dhaqalah xiriirka bulshada iyo dhanka amanka oo had ay soomaliya ay aad uga liidato
The post Wasiirka arimaha gudaha ee dalka Baxreyn oo waraqadihii aqoonsiga ka gudoomay safiirka somaliya u fadhiyi doona Dalka Baxreyn appeared first on Puntland Post.