Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Diyaarado Dagaal oo Duqeeymo ka wada Gobolka Sh/hoose.

$
0
0

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Sh/hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Duqeeyn culus la la bartilmaameedsaday Fariisin Al-Shabaab ay ku leeyihiin Deegaanka Tooro Tooroow Ee G/Sh/Hoose.

Diyaaradahaan oo aan la ogeyn halka sida rasmiga ah looga leeyahay ayaa duqeeyn ka wada Fariisimo cayimin oo ay Al-Shabaab ku leeyihiin Deegaankaasi.

Dad ku Sugan Magaalada Tooro Tooro oo Diiday in aan codkooda iyo magacooda xigano sababo amaan dartood ayaa inoo sheegay in Tiro Madaafiic ah oo aad u culus ay ku dhacayaan deegaanka.

Waxaa jira qasaarooyin ay geeystay Duqeeyntaan iminka socota inkastoo aan si rasmi ah loo ogeeyn qasaaraha Al-Shabaabka gaaray.

Diyaaradaha Heergalabta ayaa duqeeymo culus la bartilmaameedsada Fariisinka al-Shabaab ay ku leeyihiin Gobolada Koonfurta iyo Bartahamaha dhulka Somalia.

PUTLAND POST

The post Diyaarado Dagaal oo Duqeeymo ka wada Gobolka Sh/hoose. appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>