Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Diyaarado Qaad sida oo ka degay Somalia

$
0
0

Wararkaka naga soo gaaraya Magaalooyinka Galkacyo, Laascaanod iyo Qardho ayaa sheegaya in diyaarado sida qaadka Kenya ay ka dageen, iyadoo lagu waday inay billaamato xayiraad si kumeel ah ugu soo rogtay dawladda federaalka Somalia.

Puntland iyo Somaliland ayaa  horey u sheegay inuusan Khuseyn go’aanka dowladda Federalka Somaliya ay ku joojisay qaadkii laga keeni jiray dalka Kenya, waxayna taasi macnaheeda tahay in Garoomada Puntland iyo Soomaaliland ay ka degi karaan Diyaaradaha qaadka sida.

Maanta Magaalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah koonfurta Somalia kama aysan dagin diyaarad qaad sida oo ka timid dalka Kenya, iyadoo subax waliba aroortii ay imaan jireen.

PUNTLAND POST

The post Diyaarado Qaad sida oo ka degay Somalia appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>