Ra’isilwasaaraha Somalia oo ku Dhawaaqay in uu yahay Musharax Madaxweyne
Ra’isilwasaaraha Xukuumada Somalia Dr Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke Ayaa Goordhow ku Dhawaaqay in uu yahay musharax madaxweyne. Ra’isilwasaare Cumar oo Goordhow Warbaahinta kula hadlay Xafiiskiisa...
View ArticleSoomaaliya oo laga joojiyay Duulimaadkii Qaadka Dalka Kenya
Muqdisho (Puntland Post):- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya mudane Cali Axmed Jaamac “jingali” oo la hadlay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA, ayaa sheegay in si...
View ArticleGanacsade qarax loogu xiray baabuurkiisa magaalada Muqdisho
Goordhow Waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay Qarax Loogu xiray Gaarigiisa Mid kamid ah ganacsatada ku dhaqan Magaalada Muqdisho. Jugta Qaraxa ayaa laga maqlay inta badan Degmooyinka Gobolka Banaadir...
View ArticleWargelin Deeq Waxbarasho Shaqaalaha Dowlada Puntland
Garowe (Puntland Post):- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ayaa faraysa dhamaan shaqaalaha Dowlada Puntland inay ka faa,iideystaan barnaamij deeq waxbarasho Jaamacadeed ah oo loogu talo-galay...
View ArticleIskuulka KAALO WOMEN oo 17 haween ah qalab ku gudoonsiiyay Garowe
Dugsiga Farsamada Gacanta KAALO WOMEN CENTER oo ku yaala magaalada Garowe ayaa maanta gudoonsiiyay ardey dhamaysatay xirfadaha kala ah barashada tolniinka dharka iyo Qurxinta dumarka qalab loogu...
View ArticlePuntland oo ka hortimid amarkii lagu joojiyay Duulimaadka Jaadka Kenya
Afhayeenka Madaxtooyadda Puntland Quraan jecel oo caawa la hadlay warbaahinta gudaha ayaa sheegey inaanu qusayn go,aanka dowlada federalka Soomaaliya ku hakisay duulimaadka diyaaradihii qaadka ka keeni...
View ArticleBiyo la,aan baahsan oo ka jirta magaalada Hargeysa
Xaafada Daruuraha Ee katirsan Degmada 26 June Ee Magaalada Hargeysa ayaa waxa laga soo sheegayaa in Biyo yari baahsan ay soo foodsaartay. Waxa lagu sababeeyey Biyo yaraanta markii Biyihii utegi jiray...
View ArticleSomaliland: “Nama khusayso Amarka lagu joojiyay diyaaradaha Qaadka”
Somaliland ayaa sheegtay in aanu khuseyn go’aanka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ku joojisay duulimaadyadii qaadka ee ka imaan jiray Kenya, laga bilaabo 6-da September oo maanta ku beegan....
View ArticleMadaxweynaha Philippine oo aflagaadeeyay Obama
Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa diiday inuu kulan la qaato Madaxweynaha dalka Philippine Rogrigo Duterte, oo si shakhsi ah u aflaageedeeyay Obama. Isniintii ayaa madaxweyne Rodrigo...
View ArticleDiyaarado Qaad sida oo ka degay Somalia
Wararkaka naga soo gaaraya Magaalooyinka Galkacyo, Laascaanod iyo Qardho ayaa sheegaya in diyaarado sida qaadka Kenya ay ka dageen, iyadoo lagu waday inay billaamato xayiraad si kumeel ah ugu soo...
View ArticleDiyaaradihii Qaadka oo Maanta aan ka soo Dagin Muqdisho iyo Cabasho ka soo...
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho Aan ka soo Dagin Diyaaradahii Qaadka Keeni jiri Magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia. Waxaa Aan maanta Gaaray Beerta Jaadka oo ah halka uu ku soo Dago Qaadka La keeno...
View ArticleArdeyda dugsiga sare Degmada Eyl oo baabuur loo iibshay
Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa maanta si rasmiya ugu wareejiyey gudoonka waxbarashada degmada Eyl gaari bus ah oo loogu tala-galay ardeyda dhigata dugsiga...
View ArticleENG Camay oo guddi dib u dhis u magacaabay Isbitaalka Gaalkacyo
Gaalkacyo (Puntland Post):- Madaxweyne kuxigeenka Dowlada Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Cumar Camay ayaa guddi ka kooban 19 qof u magacaabay dib u dhiska Isbitaalka Gaalkacyo ka dib waxyeeladii kazoo...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo danaha Puntland kala hadlay Safiirka Qadar
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas maalintii isniinta soo gaarey Muqdisho ayaa kulan la qaatay ku simaha Safiirka Dawladda Qadar ee Soomaaliya Hassan Bin Hamza Asad. Kulanka...
View ArticleDAAWO Habraaca doorashada baarlamanka 2016 ee Soomaaliya
PUNTLAND POST ayaa halkan idinku soo gudbinaysa barnaamij gaar ah oo JUBALAND TV uu ka diyaarshay habraaca doorashooyinka Xildhibaanada cusub ee Dowlada Federalka Soomaaliya, Ka dib kulan ka qabsoomay...
View ArticleDhimashada dagaal ka dhacay bariga gobolka Mudug oo siyaaday
Gaalkacyo (Puntland Post):- Ku dhawaad shan iyo toban ruux (15) ayaa ku dhimatay dagaal saacado badan ka socday deegaanno bariga ka xigga magaalada Gaalkacyo oo xarun u ah gobolka Mudug ka dib markii...
View ArticleWareegto ku saabsan habraaca shaqada dowladda waqtiyada doorashada 2016
Muqdisho—(Puntland Post) Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo saaray wareegto ku saabsan habraaca shaqada dowladda ee waqtiyada doorashada. Wareegtadan...
View ArticleDowladda Somalia oo ka hadashay sababta ay u hakisay qaadka Kenya
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay sababta ay u hakisay qaadki ka imaanjiray dalka Kenya iyadoo arrintaasi sabab uga dhigtay booqashii uu guddoomiyaha gobolka Meru Peter Munya uu ku tagay...
View ArticleShirka Madasha Wadatashiga Qaran oo galay maalintii labaad
Iyadoo shalay Madaxweynaha dowladda Federaalka Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu Xarunta Madaxtooyada Somaliya si rasmi ah uga furay shirka Madasha Hoggaanka Qaran oo u dhaxeeya Madaxda Dowladda...
View ArticleCiidamada Jubbaland oo u jiheeystay Duleedka Kismaayo oo Al-Shabaab ku...
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Maamulka Jubbaland ay Saakay u jiheeysteen Duleedka Magaalada Kismaayo oo Ay ku...
View Article