Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho Aan ka soo Dagin Diyaaradahii Qaadka Keeni jiri Magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia.
Waxaa Aan maanta Gaaray Beerta Jaadka oo ah halka uu ku soo Dago Qaadka La keeno Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia.
Waxaa Cabasho Balaadhan Muujinaya haweenka Soomaaliyeed ee iyaga ka Ganacsada Qaadka Waxaana Ay Puntland Post u sheegeen in Ay ka biilanayeen Caruurtooda.
Dowlada Somalia ayeey ugu baaqday in ay badal ka wanaagsan jaadka Ay u Sameeyeen Maadaama ay Joojisay Qaadkii.
Shalay Ayaa dowlada Somalia waxa ay ku dhawaaqday in ay si KMG ah u joojisay Qaadkii ka imaanayay Wadanka Kenya.
Halkan ka dhageyso Warbixin.
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho
The post Diyaaradihii Qaadka oo Maanta aan ka soo Dagin Muqdisho iyo Cabasho ka soo yeertay haweenkii Qaadka Gadayay appeared first on Puntland Post.