Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

DAAWO Habraaca doorashada baarlamanka 2016 ee Soomaaliya

$
0
0

HabraacPUNTLAND POST ayaa halkan idinku soo gudbinaysa barnaamij gaar ah oo JUBALAND TV uu ka diyaarshay habraaca doorashooyinka Xildhibaanada cusub ee Dowlada Federalka Soomaaliya, Ka dib kulan ka qabsoomay magaalada Garowe.

Guddiga Doorashada Dadban ee Heer Federal  loogu soo magacaabay Puntland inay kazoo xulaan xubnaha ka mid noqonaya baarlamanka cusub ee dowlada Somalia ayaa kulan su,aalo lagu waydiinayo 04 Setemper 2016 Garoowe kula qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada.

Hadaba hoos ka daawo barnaamij  uu daadihinayo Wariye Axmed Cawil Jaamac oo looga hadlayo qaabka habraaca doorashada ee loo marayo xulista Xildhibaanada cusub.

Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST

The post DAAWO Habraaca doorashada baarlamanka 2016 ee Soomaaliya appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>