Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Puntland oo amartay in la baaro gaadiidka rakaabka wada

$
0
0

Dikreeto kasoo baxday Madaxweyne ku xigeenka Puntland, C/xakiim C/llaahi Xaaji Cumar (Camay) ayaa lagu amray in la baaritaan dheer lagu sameeyo Gaadiidka Rakaabka ah ee isaga kala gudbaya dhamaan deegaanada Puntland.

Amarkaan ayaa la sheegay inuu yahay mid la doonayo in lagu ilaaliyo nabad-gelyadda, waxaana la tilmaamay in baarista lagu ilaalin doono sharafta muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo shuruucda baaristaanada nabad-gelyadda.

Afhayeenka Madaxtooyadda ayaa dikreetada u akhriyay Warbaahinta

Halkan ka akhriso

akhris

Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST

The post Puntland oo amartay in la baaro gaadiidka rakaabka wada appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>