Madaxweynaha Puntland oo La Kulmay Safiirka Dawladda Turkiga ee Soomaaliya
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta September, 07 2016 la kulmay safiirka Dawladda Turkiga u jooga Soomaaliya Ambassador Oglan Bekar, waxaana kulankaasi uu ka...
View ArticleQandaraaska dhismaha wadada Garowe iyo Gaalkacyo oo la shaaciyay
Hay,adda Wadooyinka Puntland ayaa maanta oo ay taariikhda bishu tahay 07 Setemper 2016 si rasmiya u shaacisay Qandaraaska dib loogu dhisayo laamiga dheer ee isku xira magaalooyinka Garowe iyo...
View ArticleGaroomada Puntland oo aan jaad kazoo degin maanta
Garowe(Puntland Post):- Waxaa maanta gabi,ahaanba aan kazoo degin garoomada Diyaaradaha Puntland diyaaradihii qaadka ka keeni jiray dalka Kenya ka dib go,aankii ay soo saartay 05 Setember 2016...
View ArticleBosaso oo lagu soo bandhigay Qalab lagu dhisayo wadada Ceeldaahir iyo Ceergaabo
Bosaso (Puntland Post):- Qalab ka kooban baabuur waaweyn , booyado , qalabka birta culus iyo qalab kale oo casriya, Islamarkaana ah qalabkii 2aad oo loo soo iibsho inuu ka qayb qaato dhismaha wadada...
View ArticleShirkadda daaba-caada SCANSOM oo maktabad cusub ka furatay Garowe
Garowe (Puntland post):- Shirkada SCANSOM ayaa ka furtay magaalada Garowe maktabadii ugu horeysay oo laga Puntland iyo guud ahaan dalka Soomaaliya sida ay sheegeen masuuliyiin u hadlay shirkadda...
View ArticleKoox hubeysan oo rasaas qasaare geystay ku furay Nabadoono Caabud-Waaq
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Caabud Waaq Ee Woqooyiga Gobolka Gal-Gaduud ayaa waxa ay sheegayaan in koox hubeeysan oo Aan heeybtooda lagaran in ay weerar ku qaadeen Goob Ay ku Shirayeen Nabadooda...
View ArticleMareykanka oo Sheegay in uu dilay Afar Sarkaal oo Shabaab ah
Dowladda Mareykanka ayaa sheegay in ay dileen afar kamid ah ururka Al-shabaab kaidb howlgal ay gudaha Soomaaliya ay ka sameeyeen todobaadkii tagay. Warkan ka soo baxay wasaaradda gaashaandhigga...
View ArticleBeeralayda Qaadka Kenya oo dhigay Mudaharaadyo
Beeraleyda iyo ganacsatada qaadka dalka Kenya ayaa bilaabay mudaharaadyo ay uga hor jeedaan joojinta Soomaaliya ee duulimaadyada qaadka Kenya, iyagoo eedeyn u jeediyey guddoomiyaha gobolka Meru Peter...
View ArticlePuntland oo amartay in la baaro gaadiidka rakaabka wada
Dikreeto kasoo baxday Madaxweyne ku xigeenka Puntland, C/xakiim C/llaahi Xaaji Cumar (Camay) ayaa lagu amray in la baaritaan dheer lagu sameeyo Gaadiidka Rakaabka ah ee isaga kala gudbaya dhamaan...
View ArticleGudoomiyaha gobolka qaadka lagu beero oo sheegay in naftiisu halis ku jirto
Guddoomiyaha Gobolka Meru,Peter Munya ayaa sheegay inuu qarka u saaran-yahay dil,ka dib markii lagu eedeyay sabab inuu u ahaa joojinta qaadka Kenya ee tagi jiray dalka Soomaaliya, Isagoona sheegay...
View ArticleHay’ada Shaqaalaha Rayidka Puntland ah oo qaaday imtixaam
Hay’adda Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Puntland (Puntland Civil Service Commission) ayaa maanta qaaday imtixaankii Madaxqaybeedyada Qorshaynta iyo siyaasadda (Policy Planing and Research Unit...
View ArticleGuddiga tayaynta shaqaalaha iyo Shaqaaleysiinta Puntland oo shiray
Maanta oo taarikhdu tahay 08 Sep, 2016 waxaa qabsoomay shirkii billaha ee guddiga fulinta mashruca tayeeynta iyo shaqaalaysiinta qaybo ka mid ah hay’adaha dowladda ee ka faa’iidaysanaya mashruuca...
View ArticlePuntland oo ka jawaabtay hadal kasoo yeeray Caabud-waaq
Ka dib dhacdo shalay ay ku dhinteen dad rayid ah oo dabley hubaysan rasaas ku furtay gudaha degmada Caabud-waaq ee Gobolka Galgaduud ayuu uga jawaabay Wasiiru dowladaha Madaxtooyadda iyo Xiriirka...
View ArticleFAO oo siisay gaari kaluunka lagu kaydiyo Deegaanka Tawxin ee Gobolka Gardafuu
(Puntland Post):- Gaari nooca lagu kaydiyo kaluunka ayay hay,adda cuntada adduunka iyo beeraha ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano FAO ku wareejisay Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka...
View ArticleMadaxweynaha Somalia oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee...
Muqdisho–(Puntland Post) Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda...
View ArticleShir Madaxeedkii Wadamada IGad Ee Muqdisho oo Dib u Dhacay.
Ilo Wareedyo Lagu kalsoonaan karo Ayaa Warbaahinta Puntland Post u sheegay in uu Dib u Dhacay Shir Madaxeedkii Wadamada IGAD ee lagu Waday in 10-ka Bishaan oo ku Beegan Bari oo Sabti ah uu ka dhaco...
View ArticleCiidamada Jubbaland oo Al-Shabaab ka la wareegay Deegaano Muhiima
Wararka naga soo Gaaraya Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada maamulka Jubbaland ay si nabad ah ula wareegeen deegaano ay ku sugnaayeen Al-Shabaab. Ciidamada Maamulka Jubbaland...
View ArticleDaawo :- Fariinta Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali...
Fariinta Madaxweynaha DawladaPuntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Ee Dib u dhiska iyo Dayactirka Cusbitaalka Gaalkacayo The post Daawo :- Fariinta Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli...
View ArticleJubbaland oo Alshabab kala wareegtay deegaanka Cabdalla Biroole
Ciidamada Daraawiishta Maamulka Jubbaland ayaa maanta la wareegey deegaanka Cabdalla Biroole oo dhanka Koonfurta kaga beegan qiyaastii 60KM magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose....
View ArticleKuuriyada Waqooyi oo Tijaabisey Nukliyeer Shanaad
Waxaa la aaminsan yahay in Kuuriyada Waqooyi ay tijaabisey Nukliyeerkii shanaad, dhulgariirkiisa laga dareemay meelo ka baxsan Kuuriyada Waqooyi, sida ay ku warameyso warbaahinta laga lee yahay dalka...
View Article